Abwaan Hadraawi oo ka warramay xaaladdiisa Caafimaad ka dib xannuun maalmii ugu dambeeyey ku hayey Burco
Burco (SLpost) Abwaanka Weyn Caanka ah Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) ayaa Maalmihii ugu danbeyey ku xanuunsanayey Magaalada Burco ee Gobolka Tog-dheer, kadib markii uu...
Wasiirka Warshadaha Somaliland oo ka Hadlay Qorsheyaasha Wasaaradiisa
HARGEYSA (SLpost)-Wasiirka wasaaradda Warshadaha Somaliland Mudane Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timo-cad) ayaa beeniyay warar sheegayay inuu iska casilayo xilka Wasiirnimo ee uu ka hayo...
Dhegeyso:Dawladda Kenya oo Markii Labaad Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dalkaas u soo Dirtay Somaliland
Hargaysa(SLpost)Wefti ka socda Baarlamaanka iyo dawladda Kenya ayaa socdaal shaqo ku yimid dalka Maanta ,waxaana madaarka ku soo dhaweeyay xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiiladda...
Roobab Khasaare ugaystay Deegaano ka mida Gobolka Saaxil Hal Qofna Ku Dhintay
Berbera(SLpost)Roobab Mahiigaanno ah oo ilaa iyo Shalay ka Da’ayey Deegaano kala Duwan Oo Somaliland ah ayaa khasaare Baahsan ka geystay meelo ka mid ah...
Siilaanyo:Gabowdaye Guurtida ku Biir,Qormadii 21 aad Qalinkii Liibaan Xaji Fagadhe
DEELEY DAREENLEY RAG ALLOW MADOOXAA MA DILAACIYAA NABAR Waa markhaati madoon iyo muran reeb waa maalmo ina soo maray oo aynu milicsanayno waa manfac aynu leeney misne...
Somaliland: A law that subjugates the media is unacceptable (Press Release)
On 28th October 2013 Somaliland independent media issued press statement condemning proposed Press Act. The Sub Committee of Social Affairs of the House of...
Kulan lagu darsayo Xeerka Qabyo qoraalka ah ee Hay’ada Dhawrista Tayada agabka oo Hargaysa ka Furmay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirada wasaaradaha Biyaha iyo Kalluumaysiga Somaliland ayaa maanta ka qayb galay kulan labo maalmood soconaya oo lagu gorfaynayo qabyo qoraalka xeerka hay’adda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

