Monthly Archives: November, 2013

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay Wefti uu hoggaaminayo ku-xigeenka Safiirka Ingiriiska u fadhiya Addis Ababa iyo Nuxurka waxyaabaha ay ka wada-hadleen

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wefti uu hoggaaminayo Safiir ku-xigeenka Ingiriiska ee Dalka Ethiopia gaar ahaan...

Dawladda Somaliya oo ka jawaab-bixisay Hadal Xukuumada Somaliland ku shaacisay Qorsheyaasheeda siyaasadeed Wada-hadallada labada waddan

Muqdisho (SLpost)- Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka jawaab-celisay hadal dawladda Somaliland hore ugu micnaysay qorshaheeda la xidhiidha nuxurka kama dambaysta ah iyo...

WARAAQ FURAN OO KU SOCOTA PRESIDENT AHMED MOHAMED MOHAMOUD – W/Q: Eng. Axmed Xaaji Maxamed Biixi, Wasiirkii hore ee Macdanta iyo biyaha Somaliland –...

Sababta aan uga baxsaday 1974 Siyaad Bare rajiimkiisa, aniga oo ahaa Maamulaha (Chief Geologist) Somali Republic Geological Survey, waxay aheyd markii dhacdooyin badani igu dhaceen oo aan shaqadaydii wadanka uu hayey wadi kari waayey.

SOMALILAND: Qaybaha Caruurta iyo Qorshaynta Daryeelkooda – W/Q: Xuseen Kurdi

Daryeelka iyo xanaanada Ubadku waa waajibaad saaran waalidiinta, ehelada iyo qaraabada ubadka ku dhaqan dal kasta oo dunidan ka mid ah, laakiin hadii ay...

Cashuur Aanad Garanayn Maamulkeeda Ha Waydiin (QORMOOYIN TAXANE AH [Q.2aad]) – W/Q: Yuusuf Sooran, MBA of Tax and Custom Administrator

Dhakhliyada kala duwan ee dowladuhu ku daboolaan kharashaadkooda ay ku horumarin lahaayeen baahiyaha bulshadooda aad ayey u badan yihiin waxaana ka mid ah oo...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo masuuliyiin Cusub u magacaabay xilal Xisbiga ka bannaannaaday

Hargaysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa masuuliyiin cusub u magacaabay xilal ka bannaanaa Xisbigaas iyo Qaar Cusub...

Shabakado Wax tahriibiya iyo Dhalinyaro ay Duufsadeen oo lagu qabqabtay Gobolka Awdal

Borame (SLpost)-Waxa magaalada Xariirad ee degmada Saylac lagu qabtay dhawr iyo toban qof oo tahriibayaal ah oo isku dayayay inay xadka u dhexeeya Somaliland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img