Natiijada Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti ka socda Bangiga Horumarinta Islaamka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda Baanka Horumarinta Islaamka oo booqasho ku joogay...
Maamulka Gobolka Saaxil oo tafaasiil ka bixiyey Baaxadda Khasaare ka dhashay Roobab Mahiigaan ka da’ay Berbera
Berbera (SLpost)-Guddoomiyaha gobolka Saaxil Cali Maxamad Cilmi (Cali Gadh-dheer), ayaa shaxaad ka bixiyay khaasaarihii ka dhashay roobabkii ka da’ayay gobolkaasi labadii ee u dambeeyay,...
Shirkad laga leeyahay Dalka Shiinaha oo Somaliland u Timi Hirgelinta Warshado lagu Sameeyo Qalabka Electronikada iyo Gaadiidka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Wershadaha Somaliland Abiib Diiriye Nuur oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaaraddaas Cabdi Axmed Nuur ayaa maanta caasimadda Hargeysa ku...
DAAWO: Shirkii Axsaabta Dimuqraadiga ah ee Caalamka oo Xisbiga UCID u metelayay Somaliland oo Dalka Turkey lagu soo Gebo-gabeeyey
Istanbul(SLpost)Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ayaa agu soo gaba-gabeeyey Shir Ballaadhan oo ay isugu yimaaddeen Madax kala socotay Xisbiyada Ku shaqeeya Mabda'a Social Democrars,...
Wasiir Cukuse oo dardaaran Waalidnimo u jeediyey Muuse Biixi, xisbiga Kulmiyena ku tilmaamay mid ka sareeya Xisbiyada dhiggiisa ah
Hargays(SLpost)Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyi gelinta Somaliland Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo maanta hadal ka jeediyay Munaasibad xisbiga KULMIYE ku soo dhaweeyay 11...
SOMALILAND: Khasaaraha ka dhashay Roobab Mahiigaan ah iyo Duufaanno 24 saac ee u dambeeyey Dul-hoganaya Gobollo Dalka ka tirsan
London(SLpost)Wararka ka imanaya degaanka Cali Xaydh ee degmada Baki ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dhufteen duufaan ku lamaanayd roobab mudo dhawr maalmood ah...
Hay’adda Somaliland u qaabilsan Ka-hortagga Aafooyinka Dabiiciga ah oo ka Hadashay isbeddelka Cimilada iyo duufaanada ka dhacay Gobol ka Geeska Africa
Hargaysa(SLpost)Hay’adda Ka hortagga masiibooyinka ee Somaliland ayaa maanta warbixin ka bixisay xaaladda cimilada iyo duufaanada ka dhacaya Gobolka Geeska Afrika kuwaas oo, welina ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

