Monthly Archives: November, 2013

spot_imgspot_img

Dhegeyso: Xisbiga Kulmiye oo munaasibad ballaadhan ku soo dhaweeyey 11 xildhibaan oo siyaasaddiisa u Qushuucay

Hargaysa(SLpost)  Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay xaflad loo sameeyay 11 xildhibaan oo ku soo biiray xisbigaasi ayaa sheegay in...

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI oo gaadhay dalka Finland

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga Waddani Md. Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi ( Cirro), ayaa gaadhay Magaalada Helsinki ee Caasimada dalka Finland. Gudoomiyaha ayaa maalinimadii...

Xukuumadda Somaliland oo hay’adaha Gar-gaarka ugu qayla-dhaan tagtay Taakulada Qoysas Danyar ah oo Ku Baro-kacay Dab Qabsaday Guryahooda

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dajinta Somaliland Md Axmed Cabdi Kaahin, ayaa sheegay inay Xukuumad ahaan wixii itaalkooda ah ay ku taageeri doonaan qoysas danyar...

Somaliland Oil Minister Says East Africa Is The New Middle East

Hargeysa, Somaliland - It’s a warm Thursday in late October in the capital of Somaliland. In observance of the Muslim day of prayer, government...

Ururka Horumarinta Sanaag oo Shir Telephone u Qabtay Waddada Ceerigaabo

Ururka Horumarinta Sanaag oo Shir Telephone u Qabtay Wadada Ceergaabo; Shirkaas ayaa galabta ku qabsoomay telephone. Shirka waxa soo qaban qaabiyay Ururka Horumarinta Sanaag...

Haddaad xoog wayday ma xeelad baad wayday! – W/Q: Maxamed Xasan Muuse

Bismilah, bilowga magaca Eebbe ka bacdi, waxa aan mahad u celinayaa dhamaan bulsha waynta s/land gaar ahaan dadka ku nool xeebaha oo aynan manrna...

Ka qayb qaado dhismaha Cusbitaalka Tog-Wajaale oo dhawaan la bilaabi doono

Hay’adda Samo-Falka ee Tog-Wajaale Foundation (TWF),ka dib mar kay buuxisay dhammaan sharciyadii & shuruudihii looga baahnaa,waxay Dawlada Somaliland siisay Ruqsad inay tahay Hay’ad ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img