Monthly Archives: November, 2013

spot_imgspot_img

DHEGEYSO:Madaxweyne Siilaanyo oo kormeer ku maray Xaafado khasaare ka soo gaadhay Roobab ka da’ay Berbera+SAWIRO

Berbera(SLpost) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa saaka waxa uu gobolka Saaxil u tegay Hawlo shaqo oo kala duwan kuwaasi oo ay...

DAAWO SABABTA:Wariye S.Maazim Axmed Cawale Oo Lagu Cunsuriyadeeday Warar uu kasoo diray xisbiga Ucid, isla markaana ku dhawaaqay in uu ka tagay gabi ahaanba...

*Waxa aan door-biday in aan idiin fasiro sababta kaliftay in aan ka tago Guud ahaan shaqadii aan ka hayay warbaahinta dawladu leedahay ee Tv-ga...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Kulan La Qaatay Hoggaanka Xisbul Xaakimka dalka Turkiga + [Sawiro]

Ankara (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo socdaal shaqo ku jooga dalka Turkiga, ayaa kulan la qaatay madaxda sare ee xisbiga...

Maamulka Egal International Airport oo tafaasiil ka bixiyey Saamaynta Jewiga Cimilladu ku Keenay Qaybo ka mid ah Duullimaadyada Diyaaradaha

Hargeysa (SLpost)- Maamulaha Madaarka Diyaaradaha Egal International Airport ee magaalada Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismail, ayaa faahfaahin ka bixiyey saamaynta Jewiga Cimillada ee Roobbani ku...

Prof Saleebaan Maxamuud Guuleed oo si Weyn loogu Soo dhaweeyey Dalka Maraykanka (DAAWO)

Hargeysa (SLpost)- Prof Saleebaan Maxamuud Guuleed, Guddoomiyaha Jaamacadda Camuud ee ku taala duleedka magaalada Boorama ee gobolka awdal oo dhawaan socdaal ugu baxay waddamada...

Somaliland Ka Weyn Wax Qabaal Lagu Qaado – W/Q:Ibrahim Cige Iidle

Anagoo ka duulayna Xeer mujaahid, Axdigii 1aad ee 27 February  1991  ee barbara kadhacay ,kuna sahabsanaa isu soo hilawsiintii umada Dalka , Nabadaysiintoodii &...

Tirada Dadka Ku Naf-waayey Khasaarihii Ka Dhashay Duufaantii ku Dhufatay Xeebaha Puntland oo isa soo taraya

Garoowe (SLpost)- Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday sida ay uga werwarsan yihiin in khasaarihii ka soo gaadhay Duufaantii ku habsatay deegaamada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img