HomeShirkad laga leeyahay Dalka Shiinaha oo Somaliland u Timi Hirgelinta Warshado lagu...

Shirkad laga leeyahay Dalka Shiinaha oo Somaliland u Timi Hirgelinta Warshado lagu Sameeyo Qalabka Electronikada iyo Gaadiidka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Wershadaha Somaliland Abiib Diiriye Nuur oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaaraddaas Cabdi Axmed Nuur ayaa maanta caasimadda Hargeysa ku soo dhaweeyay wefti ganacsato wershadley ah oo ka yimi dalka Shiinaha oo lagu magacaabo China Commerce Industry Group, isla markaana ka kooban toban xubnood.

Weftigan ayaa la filayaa inay dalka ka hirgeliyaan mashaarciic door ah oo la xidhiidha dhinaca wershadaha.

Wasiirka wershadaha ayaa ballan-qaaday inay soo dhaweynayaan cid kasta oo ka qayb qaadanaysa horumarinta dalka, waxaanu ugu mahad-naqay weftiga imaanshaha Somaliland iyo mashaariicda ay rajaynayaan inay dalka ka hirgeliyaan.

weftiga iyo Wasiirka Warshadaha“Waxaanu soo dhaweynay wefti Shiine ah oo wershadley ah oo isugu jira rag iyo dumar, iyagoo u yimi inay dalka indho-indheeyaan, iyadoo ay noo socdaan wada-hadallo la xidhiidha wershado, waxaanay wadaan mashaariic badan, waxaanan xusayaa laba wershadood oo aanu nidaamkoodii hayno oo kala ah wershad ay ku xidh-xidhi doonaan baabuurta ay sameeyaan iyo kuwa kale ee caalamka lagu sameeyo, wershadaas meeshii ay ka dhisi lahaayeen ayaanu wadnaa hadda, mahruuca kale waxa weeye in baaskiiladaha uu dalkoodu sameeyo halkan lagu xidh-xidho, labadaas wershadood ayaanu imika gacanta ku haynaa oo aanu u saxeexnay.” ayuu yidhi Wasiirka wershadduhu.
Mr. David Chin iyo Khadar Bedel Ducaale oo ku hadlayay afka weftiga ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin imaanshaha Somaliland iyo inay ka hirgeliyaan mashaariic horumarineed oo la xidhiidha dhinaca wershadaha.

wasiirka warshadahaWeftigan ayaa la filayaa inay la kulmaan madaxweynaha dalka, wasiirro, isla markaana ay booqan doonaan qaar ka mid ah gobollada, waxaanay dalka ku sugnaan doonaan muddo laba todobaad ah.

Somalilandpost.net

Hargaysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories