Monthly Archives: November, 2013

spot_imgspot_img

SOMALILAND: Maayaradda Sagaal Magaalo oo Socdaal Khibrad-Korodhsi ah ugu Baxay Dalka Tanzania

Hargeysa (SLpost)- Wefti ka kooban 9-Maayar oo ka kala socday Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland, ayaa maanta gelinkii danbe ka dhoofay Madaarka Caalamiga ah ee...

“Waxa ay Beentaas iyo Barobagaandhadaas u sheegayaan, waxa ay qarinayaan dhibaatada dhexdooda taalla iyo Mushkiladaha ku furan ee…” – Xoghaye Guud Uur-cadde

Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha Guud ee Xisbiga  Mucaaridka ah Ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde, ayaa ka Hadlay Barobagaandhada Xukuumaddu ku furtay Shirka Dood Qaran ee...

Xisbiga WADDANI oo tafaasiil ka bixiyey Ujeeddada Shirka Qaran ee Axsaabta Mucaaradku Qaban-qaabadiisa ku Hawlan yihiin (DHEGAYSO HADALLADA MASUULIYIINTA)

Hargeysa (SLpost)- Xubno ka tirsan Hoggaanka Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI oo maanta Shir-jaraa'id ku qabtay Xaruntooda magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay Ujeeddada Kulan...

Sadaqo Jaariya – W/Q: Ceelaabe

Gidaaro badan, Meherado badan,Dugsiyo badan,Masaajido badan,Baabuur badan iyo Weliba saxaafada Maqalka iyo Muuqaalka ah intaba waxaad Maanta ku arkeysaa Baco badan oo ogeysiis ama...

Wasiirka Ganacsiga oo Sharraxay Muhiimadda Xafiiska Maal-gashiga ee wasaaraddiisa loo sameeyey u leeyahay Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka waramay ahmiyadda ay dalka u leedahay Xafiiska cusub ee Maal-gashiga ee...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Furay Waax Qaabilsan Maal-gashiga oo Wasaaradda Ganacsigu leedahay iyo Nuxurka hadal uu ka jeediyey munaasibad lagu daah-furay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxamaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu furayay xafiiska maal-gashiga ee wasaarada ganacsiga...

Xaashi Muuse Muxuu u Xidhan Yahay? Ma Aargoosi siyaasadeedbaa? Qalinkii :Jamaal Cali Xuseen, Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID‏

Hargaysa(SLpost) Marka hore falkii ka dhacay magaaladda Hargeysa todobaadkii hore ee laysku dayey in lagu toogto Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed waxaan mar kale ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img