HomeDHEGEYSO:Madaxweyne Siilaanyo oo kormeer ku maray Xaafado khasaare ka soo gaadhay Roobab...

DHEGEYSO:Madaxweyne Siilaanyo oo kormeer ku maray Xaafado khasaare ka soo gaadhay Roobab ka da’ay Berbera+SAWIRO

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Berbera(SLpost) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa saaka waxa uu gobolka Saaxil u tegay Hawlo shaqo oo kala duwan kuwaasi oo ay ugu muhimsanayd inuu Madaxweynuhu soo kormeero baaxada waxyeeladii daadadku ay  u gaysteen Gobolka saaxil gaar ahaan magaalada Berbera halkaas oo uu madaxweynuhu ugu uu boqday qaar ka mid ah  xaafadihii daadadku ay bara kiciyeen dadkii deganaa kuwaas oo loo daad gureeyey Dugsiga Bursade.

p1 p2 p3 p4 p5 p6 p7 p8 p9 p10 p11 p12 p13 p14

Madaxweynaha oo qoysaskaasi u kuur galay xalada ay kusugan yihiin ee dhabta ah ayaa uga mahadnaqay maamulka gobolka sida qimaha badan e ay gacant auga geysaysteen daad guraynta iyo samata bixinta qoysaskan isaga oo madaxweynuhu isa markiiba amray in lala soo gaadho qoysaskan caawimo iyo wixii daruuri ah ee lagama maarmaanka u ah isla wakhtigiina waxa la gadhsiiyey dadkaasi mucaawimo ay waaaradda Dib u dejinta hormood ka tahay oo ay hogaaminayan wasirka dib u dejinta, Maareeyaha Samafalka ee Dib u dejinta Amina Maxamud Diiriye, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Badhasabka Gobolka iyo Gudoomiyaha Xuquuqul iinsaanka Marwo Fadxiya X Xuseen oo Deeq raashin ah oo dhan 1,400 oo kiish iyo 700 oo Cawo iyo Bustayaal ah u qaybiyey dadkii danyarta ahaa ee halkaasi daadadku ku waxyeeleeyeen.

Hoos ka dhegeyso

Somalilandpost.net

Berbera

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories