HomeSomaliland Ka Weyn Wax Qabaal Lagu Qaado - W/Q:Ibrahim Cige Iidle

Somaliland Ka Weyn Wax Qabaal Lagu Qaado – W/Q:Ibrahim Cige Iidle

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Ibrahim Cige IidleAnagoo ka duulayna Xeer mujaahid, Axdigii 1aad ee 27 February  1991  ee barbara kadhacay ,kuna sahabsanaa isu soo hilawsiintii umada Dalka , Nabadaysiintoodii & isu soo diyaarintii aayo katashi ee umad ahaaneed , Axdigii 2aad ee 18 may 1991 ee gooni isku taagista Dalkan waxa soo ifbaxaya in koonfurta somaliya loo luqun diinleynaayo marka ay caynkaasi tahay anagu waxaan ahayn kuwii ingiriiska bada latagay ee layeeshey Heshiiskii wada oolnimo (Ingariis nama gumaysan ee waxaan  ahayn wada ool ).
Waxaanu nahay  kuwo aan saan cadaale abidkood wax moodin , waxaan nahay kuwo aan laga hoos dusi karin loona soo been beensan karin .
soomaalinimada nin daneedku ku dhololaayo maxaa ku gudbanaa shalay markii dadka nolosha lagu aasaayay , xagayse jireen dawladahan dilaalinta ka ah qabaal ku qaadista somaliland ee nin daneedka lagu maleegayo .
Anagu kala oge Abaal laawe ingiriis & cidii abaal nagu leheyd sida (jarmalka oo February 1991 kaalo noo keenay , mandiqada shaariqa ee imaaraadka carabta oo iyana gacan kaalo nagu lahayd , faransiiska oo balan qaad kaalo joogtaysan noola yimid & labada gobol ee    losangels & California oo bilad sharaf laxidhiidhsan lasoo noqoshadii xoriyada nagusoo maamusay .
hadaba somliland kaweyn wax qabaal lagu qaado waxaanan aanu leenahay sadexda ilma bahal higlo ee kala ah 1. bajaaj new deal maqaam sare ayaa nalagu qaabilay oo isagu ahaa kii bog dooxay aayo katashiga umadan ooy xaaraan ahayd in marnaba cidlagala gorgortamo .
2. Komishanka doorashooyinka ee iga dabo dhe ee sida badheedhka ah u gees maray qodobkii ahaa xuduudaha deegaanada degmooyinka waxay kusalaysan yihiin xuduudihii 1960kii ,

3. Guddida ii dhe ee kala reebida axsaabta oo iyagu iyagoonj doorasho u qabanin axsaabtii lakala reebayay qaar daaqada kasaaray in sharciga lamariyo  oo xeer ilaaliyaha guud ku eedeeyo khiyaamo u ageedid qaran . waxaan odayga guud ee dalka (Madaxweynaha ) xusuusinaynaa in todobadii sano ee kor uhayntaadii dabad joogidideed (qaaxo) aad dib u fiiriso wixii jirayna aad ku goaan qaadato. mida kale madaxweynenimo meel kasaraysa oo aadami gaadhaa majirtee in aad magaca ka jartid ood laashid wada hadalada dawladaha Dilaalinata ka ah shirqoolka somaliland somaliya lagu hoos geynayao wada hadal danbe oo soomaliya layskugu tagaana aanu dhicin dalkanina uu noqdo dal umadi leedehey oo kuwa kadhex kaluumaysanaya laga safeeyo lana kale  dartid labada gole lagu khasaaray  oo lagu badelo golaha guud ee madax dhaqameedkii jiray 1960.

Alla mahad leh
ibrahim cige iidle

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories