Monthly Archives: November, 2013

spot_imgspot_img

M/Ku xigeenka oo Xadhiga ka jaray mashruuc biyo lagu gaadhsiinayo xaafaddo Hargeysa ku yaala

Hargaysa(SLpost)Madaxweyne ku xigeenka somaliland Md. C/raxmaan C/llaahi ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray Mashruuc Balaadhan oo biyaha lagu gaadhsiinayo degaamada isha cobosha iyo...

Dhegeyso: Taliyaha laanta socdaalka ee Somaliland oo iftiimiyey inaan pasport E pasport hoos ahaan loo isticmaalin

Hargaysa (SLpost) Taliyaha laanta socdaalka Somaliland ayaa saxaafada ucadeeyey inaan habayaraatee E pasport aan hoos ahaan loo isticmaalin wararkaana uu ku tilmaamey been abuur....

Somaliland: Wasiirka Kalluumaysiga oo Socdaal ku Maraya Xeebaha Saaxil iyo Sanaag

Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka bada Mudane Cali Jaamac Faarax,agaasimaha Guud ee Wasaarada Kalluumaysiga Maxamed Cilmi Aadan,Xubno ka Tirsan Agaasime waaxeedyo kale ayaa kormeer...

“Wajaale waxay ahayd meeshii Calanka UDUB Eyda u Xidhay” – Marwada Madaxweynaha oo Degmada Tog-Wajaale ku sifaysay Meeshii laga Riday Xukuumaddii UDUB

Tog-Wajaale (SLpost)- Marwada madaxweynaha Somaliland Aamina Maxamuud Jirde (Amin-waris) iyo wefti ballaadhan oo ay hoggaaminayso oo maanta socdaal ku tagay gobolka Gabiley, gaar ahaan...

Marwada Madaxweynaha oo Dhagax-dhigtay Xarun Cusub oo loo hirgelinayo Agoomaha Tog-wajaale, Makiinadaha Dharka-na ugu Deeqday Curyaamiinta Gobolka Gabiley

Gabiley (SLpost)- Wefti balaadhan oo ay hogaaminaysay Marwada madaxweynaha Somaliland Aamina Maxamuud Jirde (Amin-waris) oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Waxbarshada iyo Tacliinta Sare...

Boqor Buur-madow oo Shirka Talo-Qaran ee Axsaabta Mucaaradku Qaban-qaabinayaan ku tilmaamay Mid ku Kooban Beel Kaliya

Hargeysa (SLpost)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa labada xisbi-mucaarid ee WADDANI iyo UCID ku tilmaamay  laba xisbi...

DHEGAYSO: Madaxweyne Siilaanyo oo Qasriga Madaxtooyada Ku Kulmiyey Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Xukuumaddiisa iyo Nuxurka Dar-daaran uu u Jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xarunta madaxtooyadda kulan balaadhan kula yeeshay Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha dalka. Madaxweynaha Somaliland Mudane...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img