Monthly Archives: October, 2013

spot_imgspot_img

Somaliland oo dariiq Cusub u Jeexaysa Siyaadaddeeda Ku wejahan La-Macaamilka Waddamada Jimciyadda Carabta

Hargaysa (SLpost)- Wasaaradda Khaarajiga ayaa sheegtay in xukuumadda Somaliland ay diirada saarayso sidii ay wax wada qabsi iyo iskaashi ula yeelan lahayd jaamacada carabta,...

Wariye MAAZIM oo sharraxaad ka bixiyey ujeeddada Socdaal uu ku tagay Dalka Turkiga oo Warbaahinta Cunsuriyadda ku Dhisani Ku Sheegeen inuu Tahriibay

Istanbul (SLpost) - Wariye Maasim M Cawaale oo todobaadkii hore dalka Turkiga ugu baxay Waxbarasho heer Jaamacadeed ah, balse warbaahinta qaarkeed Marin-habaabiyeen safarkiisa, ayaa...

Xisbiga Mucaaridka ee UCID oo Masuul Cusub u magaacabay Gobolka M/jeex.

Hargeysa(SLpost) Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID  ayaa masuul cusub u magacaabay Gobolka Maroodijeex warsaxafadeed Somalilandpost soo gaadhay aaya sidan u qornaa.       JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF...

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Beeniyay In Askari Rasaaseeyay Xildhibaan Qabille

Hargaysa (SLpost):- Taliyaha Ciidammadda Booliska Somaliland Sareeye Guuto C/laahi Fadal Iimaan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay guddoomiyaha xisbiga UCID...

Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Xaaji Cali Xasan oo Lagu soo dhaweeyay London+sawiro

London (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay madaarka Heathrow ee magaaladda London ee...

Hoggaanka Kulmiye oo si rasmi ah u shaaciyey magacyada iyo tirada Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha Xisbiga oo wax ka beddel lagu sameeyey

Hargeysa (SLpost)-Xisbiga KULMIYE ayaa xalay ku heshiiyay in la kordhiyo Gudida qaban qaabada shirweynaha xisbiga iyo Gudida fulinta ee xisbigaba, waxaanay ka tallaabsadeen oo...

Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Oo Ku Tilmaamay Marxuum Abwaan/Macalin Cali Xasan Aadan (Cali Banfas) Halyey Ka Baxay Bahweynta Suugaanleyda Af-Ka Soomaaliga Iyo Umadda Reer...

“Marxuum Abwaan Cali Banfas waxa uu ka mid ahaa Suugaan-yahanadii calanka u siday hal-abuurka Soomaalida sanadihii 1980-kii, waxaanu kaga door-roonnaa in baddan oo bahda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img