Monthly Archives: October, 2013

spot_imgspot_img

Daawo:Dokumentari laga sameeyey dib-u-milicsiga waayihii marxuum Cigaal ku waajahay nabadayntii iyo bilowgii dhismaha dowlada Somaliland

London(SLpost)Dokumentari laga sameeyey dib-u-milicsiga waayihii marxuum Cigaal ku waajahay nabadayntii iyo bilowgii dhismaha dowlada Somaliland. Hooska Daawo   Somalilandpost.net London

Door Intee le’eg ayay Indhuhu ku leeyihiin Garashada Dareenka Qof Wax Jecel?

Miyaan Xanuuno badan laga garan ama laga dareemin Indhahaaga,Maxaa Dhakhtaradu inta badan Indhaha qofka u eegaan Marka uu bukaanka yahay ama la baadhaayo? Astaamaha...

Doorka Aqoonyahanku ku leeyahay Bulshada – W/Q: Suleiman Bashir Omar (Q.1AAD)

Allaa mahad leh, Ammaan oo dhan isaga ayaa leh, qofkuu hanuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma jiraan. Akhwistoow waxaan qormadan oo ka...

Alla ha unaxariistee Abwaan Cali Banfas oo Casarkii lagu aasay magaalada Hargaysa

Hargeysa(SLpost) Alla ha u naxariistee waxa goor dhaweyd xabaalaha Xeedho ee waqooyiga Hargeysa lagu Aasay Marxuum Macallin, Mujaahid, Abwaan Cali Xasan Aadan (Cali Banfas)...

Xisbiga UCID oo sheegay in Sarkaal ka tirsan Ciidamada Boolisku fuliyey Isku-day Dil oo xalay lala beegsaday Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa cambaareeyey weerar xalay nin hubaysani ku rasaaseeyey xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan golaha Wakiillada,...

Taliyaha Boliiska Gobolka Sanaag ee Somaliland Iyo Baabuurkiisii Oo Daad Qaaday

Ceerigaabo(SLpost) Taliyaha Boliiska Gobolka Sanaag G/le-Xasan Ismaaciil Gacmayare ayaa isagoo subaxnimadii saaka magaalada Ceerigaabo uga ambabaxay Dhinaca Magaala-xeebeedda Maydh waxa duhurnimadii baabuurkii oo ay...

ADDIS ABABA: Najiitada kulan laba geesood ah oo markii labaad muddo laba bilood gudahood Dhexmara Xukuumadaha Somaliland iyo Ethiopia iyo waxyaabaha laga wada-hadlay

Addis Ababa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland oo socdaal Shaqo ku jooga dalka Ethiopia, ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay Xafiiskiisa Raysal-wadaare ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img