HomeWasiirka Madaxtooyadda Xirsi Xaaji Cali Xasan oo Lagu soo dhaweeyay London+sawiro

Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Xaaji Cali Xasan oo Lagu soo dhaweeyay London+sawiro

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay madaarka Heathrow ee magaaladda London ee dalka Ingiriiska, halkaasi oo uu ku tagay socdaal iskugu jira mid shaqo iyo waxbarasho.

Wasiir Xirsi waxa madaarka kaga horyimid xubno tiro badan oo ka mid ah Jaaliyadda reer Somaliland ee UK oo uu horkacayay Wakiilka Somaliland ee Ingiriiska Cali Aadan Cawaale, Xildhibaa Mubaarig Bidhi oo ka mid ah xildhibaanada Golaha deegaanka Burco, odayaal, waxgar kale.

Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa u mahad celiyay jaaliyadda Somaliland ee Yurub ee kaga horyimid madaarka, waxaanu uga si kooban uga waramay ujeedada safarkiisu xambaarsan yahay.

“Ugu horayn Waxaan Imtixaan ka gelayaa Jaamacadda York St John University Ka dibna, waxa qorshahayagu yahay in Xubnaha Guddida dhismaha waddada Ceerigaabo ee loo qorsheeyey qaadhaan ururinta Qurbajoogga reer Somaliland ee Wadamada Europe aan kala qayb galo qaadhaan uruurinta Wadooyinka Dalka,”ayuu yidhi Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan.
x

x1

x2

x3

x3[1]

x4

x5

x6

x7

Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu ku booriyay qurbo-joogta inay mar kale kaalin weyn ka qaataan qorshaha horumarineed ee xukuumaddu awooda saartay sidii ay jidadka dalka u casriyayn lahayd.

Somalilandpost.net

Hargaysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories