WAR DEG-DEG AH: Haweenay Guddoomiye ka ah Xarunta lagu daryeelo Carruurta Dabi-jiifka ah oo Ciidamada Boolisku Xabsiga u taxaabeen iyo Xisbiga UCID oo Si...
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska ayaa caawa xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha xarunta xanaanaynta iyo dhaqan-celinta Caruurta Derbijiifka ah Marwo Luul Xasan Mataan oo ciidamadu ka kaxeeyeen...
QAAHIRA: Wasiirrada Arrimaha Debedda iyo Waxbarashada Somaliland oo kulan la Qaatay Wasiirka Tacliinta Dalka Masar
Qaahira (SLpost)- Wasiirka Arrimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Md. Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirka Waxabarshada Marwo SamSam Cabdi Aadan, ayaa manta kulan socday...
Boorama: Shirkadda Kalluumaysiga ee Pontus Marine Oo Shaacisay In Maalgashiga Shirkaddu Furan Yahay
Boorama (SLpost)- Shirkada Kaluumaysiga ee Pontus Marine ayaa maanta dadka reer Boorama u soo bandhigay qorshe ay kaga mid noqonayaan dadka maalgashanaya shirkadan dhinaca...
Natiijada Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti ka socda Guddida Dhaqaalaha iyo Horumarinta Qaaradda Yurub
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan la yeeshay Erik Solheim oo ah Guddoomiyaha Guddida Taageeridda Horumarinta ee Ururka...
SOMALIALND: Xukuumadda oo mar kale saluug ka muujisay qaabka ay maxkamadaha dalku u qaadaan Dacwadaha Dhalinyarada Geysata Falalka Amni-darrada ah
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa mar kale si adag u dhaliishay nidaamka shaqo ee hay’adaha garsoorka dalka, gaar ahaan qaabka ay maxkamadaha dalku u...
“Shirweyne Qaranna ma Abaabullaan Xisbiyadda Mucaaradku Shir la isku wareejiyay oo socday ma jiro”
Hargeysa(SLpost)- Xukuumadda Somaliland oo sheegtay inaanay jirin wax shir oo ay ka warhayso oo ay qabanayaan xisbiyada mucaaradka ah ee ka jira dalka, ka...
Siilaanyo:Gabowdaye Guurtida ku Biir,Qormadii 19 aad Qalinkii Liibaan Xaji Fagadhe
DEELEY DAREENLEY RAG ALLOW MADOOXAA MA DILAACIYAA NABAR Waa markhaati madoon iyo muran reeb waa maalmo ina soo maray oo aynu milicsanayno waa manfac aynu leeney misne...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

