HomeQAAHIRA: Wasiirrada Arrimaha Debedda iyo Waxbarashada Somaliland oo kulan la Qaatay Wasiirka...

QAAHIRA: Wasiirrada Arrimaha Debedda iyo Waxbarashada Somaliland oo kulan la Qaatay Wasiirka Tacliinta Dalka Masar

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Qaahira (SLpost)- Wasiirka Arrimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Md. Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirka Waxabarshada Marwo SamSam Cabdi Aadan, ayaa manta kulan socday muddo saacad iyo badh ah xafiiskiisa kula yeeshay Wasiirka waxabarshada sare ee wadanka Masar AL Daktoor .Husam Ciisa oo uu waheliyo ah wakiilka madaxa qaybta Qorsheynta waxbarashada iyo dhaqanka ee dalka Masar Al-Ustaad Dr. Mahamed Samir Xamse.

OLYMPUS DIGITAL CAMERAKulankaasi oo ahaa kulan aad u mihiim ah waxaa lagu soo qaaday lagana wada hadlay arrimo khuseeya wax barashada iyo xaalada ardayda reer Somaliland ee wax ka barta dalka Masar iyo mashaakilka ka haysta si loo xalin lahaa iyo sidii loo heli lahaa deeqo wax barasho oo hor leh .

Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta dhexe ee Wasaaradda Khaarajiga Somaliland, “Waxa Wasiirka arrimaha dibedda iyo Wasiirka wax barashadaSsomaliland ay u bandhigeen arrimo ku saabsan deeqda waxbarasho ee dalka Masar u siiyo Somaliland taas oo ardaydii ugu horeysay oo 10 ah ay dhawaan iman doonaan dalka Masar oo Wasiirka wax barashada sare ee dalka Masar balan qaaday in ay si dhakhso ah ay dalka iman doonaan iyaga oo ku socdaalaya Baasaboorka Somaliland.

OLYMPUS DIGITAL CAMERADhinaca kale waxaa wasiirka wax barashada sare ee Masar balan qaaday in Masar ay somaliland siin doonto deeqo wax barasho oo u gaar ah Somaliland.

Kulankan oo ku dhamaaday jawi dagan iyo is afgarad buuxa wuxuu ka dhacay xafiiska Wasiirka wax barashada sare ee dalka Maser iyada oo weftiga Somaliland ee u hogaaminayo Wasiirka arrimaha dibeddu ay balamo dhawr ah oo kale la leeyihiin laamaha kale duwan ee dawladda,” ayaa lagu sheegay war-saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Debedda Somaliland.

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories