Monthly Archives: October, 2013

spot_imgspot_img

Xisbiga KULMIYE Oo Cayimay Shirweynahooda, isla markaana Ansixiyay Tirada Ergooyinka ka qeyb geli doona

Hargeysa (SLpost)- Gudida Fulinta ee Xisbiga tallada haya ee KULMIYE ayaa maanta ansixiyay iskuna waafaqay tirada ergooyinka ka soo qeyb geli doona shirweynaha saddexaad...

DAAWO:Weftigii Wasiirrada oo Kulan La Yeeshay Ardayda Somaliland ee Wax ka barta Masar

Qaahira (SLpost)- Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah Md. Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta Sare Marwo Sam-sam Cabdi Aadan oo...

SOMALILAND:Maamulka Gobolka Caasimadda oo ka deyriyey Gumaadka Dhirta lagu hayo oo Nabaad-guur ba’an keenay Deegaanka

Hargeysa(SLpost)-Xoghayaha Gobolka Maroodi Jeex Xamse Ciise Cabdi ayaa ugu baaqay dadweynaha ku dhaqan gobolka inay ciidamada booliska gacan ka siiyaan hawlgalada amaanka lagu ku...

DHEGAYSO Khudbad Wasiir Samaale Kalsooni ugu muujiyey Guddida Qaban-qaabada Shirweynaha Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaalle, ayaa sheegay inuu shakhsi ahaan ku kalsoonyahay Guddida Qaban-qaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye isla markaana aanu ka filayn...

(DHEGAYSO) Guddoomiye Muuse Biixi oo Habsami-u-qabsoomidda Shirweynaha Kulmiye ku tilmaamay mid Masiirka Umadda iyo Dalkuba ku xidhan yahay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo jeediyey in Shirweynaha Xisbiga ee dabayaaqada sannadkan qabsoomi doonaa...

“Marka ay Madaxtooyada qaranka iyo wasiirada xukuumada Kulmiye, hantida umadda ku bixiyaan laaluush, guulwadayn, mansab-bixin… Maxaa laga fili karaa Garsoorka oo aan…” – XISBIGA...

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa tilmaamay sida aanu ula yaabbanayn in Maxkamadaha dalku si caddaalad ah u qaadin dacwadaha mucaadiniinta dalka,...

(DHEGAYSO) Madaxweyne Siilaanyo oo Munaasibad ku Kulansiiyey Labeenta Kulmiye, Ballan-qaadyo, Talooyin iyo Dar-daaran Dhaxal-gal ahna kula ballaysimay diyaar-garowga Shirweynahooda Saddexaad

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii u horreysay tan iyo wakhtigii uu hoggaaminta xisbiga Kulmiye uga digo-rogtay Kursiga looga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img