Monthly Archives: September, 2013

spot_imgspot_img

LA-YAAB: Nin Dhaawac ka soo Gaadhay SANKA oo lagu guulaystay in Wejahadda Hore ee Madaxiisa looga sameeyo Beddelka Xubinta Dhaawacantay

Fushou (SLpost)- Nin u dhashay dalka Shiinaha, ayaa wejahadda hore ee madaxiisa looga sameeyey Xubinta dareenka Urta , ka dib markii caabuq ku dhacay...

Sanaag, mar soo arag! – W/Q: Saddaam Carab

Inta qofku noolyahay waxa jira waxyaalo saamayn ku yeesha noloshiisa. Qadhaadh iyo macaan ba waa ay leh yihiin. Dhammaantood casharro iyo waayo -aragnimo ayaa laga korodhsadaa. In aad...

Xukuumadda Kulmiye oo Axsaabta siyaasadda ku tilmaamtay Gabbood ay Cadowga Somaliland ku dhuuman karaan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Md Cali Siciid Rayagal, ayaa sheegay in xubno cadaw ku ah  qaranimadda Somaliland ay...

MAXAA DALKA LOOGU TALO GALAY? – Goorama ayey Baarlamaanku wax arkaanse, ma markuu jeebkoodu isdhimo mise marka uu buuxsamo?

Waxa aan salaamayaa dhamaan Saxaafada Dalka gudo iyo dibedba aniga oo maanta ka hadli doona xeerka Takaaliifta Horumarinta Waddooyinka iyo doorka Golaha baarlamaanku ka...

Halkuu ka bilaabmay Dagaalka Xirsi iyo Siyaasiyiintu maxaadse u malaynaysaa?

Tan iyo maalintii xirsi uu la kawsaday Xukuumadan hada talada haya ama uu ka qabtay xilkii ugu horeeyey ee ahaa Chief of Cabinet ka...

OGEYSIIS Muhiim Ah:-Soo Dhawaynta Musaraxa madaxweynaha Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali

Waxaanu Ogaysiinaynaa Dhamaan Dadwaynaha Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Wadamada Scandinavianka  Gaar ahaan Swedn:-  In Uu   Musharaxa Madaxwaynaha ee Xisbiga UCID, Mudane, Jamaal Cali Xusseen• Booqasho Rasmi Ah Ku...

Madaxweyne Siilaanyo oo CAAWA Dhaqan-geliyey Xeerka Takaaliifta Horumarinta Waddooyinka oo Golaha Wakiilladu MAANTA Ansixiyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Xeer madaxweyne ku dhaqan-geliyey Xeerka Takaaliifta Hormarinta Waddooyinka oo mudaneyaasha Golaha Wakiilladu maanta cod...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img