Monthly Archives: September, 2013

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Kenya oo Shaaciyey inay CIIDAMADU Soo Gunaanadeen Hawl-galkii xarunta Ganacsiga ee WESTGATE MALL , Tirada ay ka dileen iyo kuwa ka qab-qabteen Dableydii...

Nairobi (SLpost)- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa sheegay in hawlgalkii xarunta ganacsiga Westgate oo afar maalmood ah socday ay soo gebagebeyeen, isla markaana...

DHALASHO WACAN: Cabdiqani Axmed aw-Jaamac iyo Leyla Yuusuf Daahir

Aabbo Yuusuf Daahir Axmed, Hooyo Caasha Aadan Maxamed Iyo Dhamaan Reer Yuusuf Daahir Oo Kala Ah, Naasir Yuusuf Daahir, Keyse Yuusuf Daahir, Farxiya Yuusuf...

KA BOGO Nuqulka Rasmiga ah ee Xeerka CASHUUR-KORDHINTA ee Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ay Maanta Ansixiyeen iyo Magacyada Xildhibaannada DIIDAY

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa fadhigoodii maanta cod ku ansixiyey xeerka takaaliifta Horumarinta waddooyinka Somaliland, ka dib dhowr maalmood oo mudaneyaashu ka doodayeen...

Waa Noocma Qabyo-qoraalka Xeerka CASHUUR-KORDHINTA ah ee Madaxtooyadu u gudbisay Golaha Wakiillada?

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa badhtamihii Bishan mar uu hor tagay Wakiillada, waxa uu Golahaas u gudbiyey Qabyo-qoraalka...

Axsaabta Mucaaradka oo madaxweyne Siilaanyo uga digay Ansixinta Xeerka Cashuur-kordhinta ~ “Shinni Caydh ah ayaa dalkii ku degtay, geedkay midhaha ka cunayaan, wax allaale...

Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Mucaaridka ee Somaliland ee UCID iyo Waddani ayaa  si kulul u naqdiyey Xeerkii ay Maanta Ansixiyeen Golaha Wakiiladu waxayna Sheegen in...

HIIL-SHARCI: Golaha Wakiilada ee Garan Waayey Xilka + Awoodaha Wasiir Xirsi, Way Adag Tahay Inay Arkaan Khaladaadka Sharci ee Xeerkan Xeer-Xirsi ‘Xeerka Takaaliifta...

Anigoo ah Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid (Salli-Dhige) isla markaana ah Gayqaan Tabliiqi-Sharci (Voluntary Lawyer) isla markaana ah Qof iskiis iskaga mashquulsan arrimaha Sharciga, ayaa...

Abuurista Cashuuraha Waxaa Saldhig U Ah Awooda Bixiyaha Iyo Baahida Umada – W/Q: Garyaqaan Muuse Yuusuf

Curinta, dhaafidda iyo wax ka beddelka cashuuraha iyo wixii takaaliif ah ee kale xeer ayaa jidaynaya Dunida waxaa lagu tartamaa Cashuuraha oo Gobolada dalkaliya ayaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img