Yaa Tumaya Labada Caroog, Cukuse iyo Cadaani?
Dalkani ayaan darana oo hadana ayaan badanaa! Miyaanu kaba baxayn guul-wadayn iyo afar jeeblayaal ku mama danyarta nolosha la legdaamaysa. Hore ayuu shacabkani u soo...
Xaaji Cabdi-Waraabe Oo Talooyin U Jeediyay Qaybaha Kala Geddisan ee Bulshada!
Waxa muhiim ah in waayeelka laga gunto talo iyo tusaale, sidaas darteed ayaannu jeclaysannay in aanu Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) weydiinno hogatus uu...
IS-XANBAARKA IS-XANBAARTAY MA XANBAARI KARNAA? (Xukuumadda iyo xeer-dejinta) – [Q.1aad] ~ Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
“Waxaan garanayaa, Haddii ay gef tahay, Galab aan fogayn, Nidar in aan ku galay, Nin damboo giblada, Sidii Guul-wadii, ‘Hay-Hay’ la guro, Inaan gooddi iyo, Dib gafuur-xidh kale, Ugu suuro-gelin,” Maansadii Gar-naqsi, Gaarriye, 24/4/1983kii, Jiidihii...
Kulan ay Goob Joog ka ahayd Dawladda Kuwait Oo Lagu Soo Shaaciyey Guul laga Gaadhay Dib-u-dhiska Madaarka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Kulan lagu soo shaaciyey in madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport uu dib u habayntii lagu sameeyay waafaqsanayd heerarka caalamiga ah ee madaarrada,...
AQOONSIGA SOMAALILAND WAA XIL KU WAAJIBAY ETHIOPIA – (Qaybtii 10aad) _ Colaadda Biyaha Niil-ka (Nile) iyo Saamaynta Geeska Afrika. (Baadhitaan Saxaafadeed) Xog-Ururin...
Muddo labaatan sannadood ah, Somaaliland waxaa ay isku maamulaysay sabaalo, rajo-gelin iyo dulqaad. Geed sare iyo geed gaaban waxay u kortay sidii loo xaqiijin...
Shirka Sacad Muuse oo lagu doortay Guddi Horumarineed, Berrina la soo Af-meerayo
Agabar (SLpost)- Shirka Beesha Sacad Muuse uga socda Degmadda Agabar oo maalintiisii sadexaad galay ayaa shalay lagu doortay Guddi ka kooban shan iyo labaatan...
Af-Soomaaliga Cusub ee dhalinyartu isku af-garato – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Waa kalmado ay sijoogto ah, u isticmaalaan da’yartu oo dhexdooda ay iskufahmaan, balse aanay dadka waayeelka ahi fahmin.Marka laga reebo dadka waayeelka ah ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

