Monthly Archives: August, 2013

spot_imgspot_img

Xisbiga Kulmiye oo ka dalbaday Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Caddeynta Eedaymaha uu Madaxweynaha u jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE, ayaa ugu baaqay Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID inuu keeno cadaymaha eedo uu todobaadkan warbaahinta u...

Shirkadda Maal-gashiga KALLUUMAYSIGA ee Pontus Marine oo Xafiis ka Furatay Magaalada Berbera

Berbera (SLpost)-Shirkadda Casriga ah ee kalluunka Pontus Marine LTD, ayaa maanta xarun Cusub ka furatay magaalo xeebeeda Berbera ee Gobolka Saaxil. Munaasibadii furitaanka oo ahayd...

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID oo masuuliyiin Cusub Xilal u Magacaabay, tobaneeyo Xildhibaanada Golaha Guurtida ahna Munaasibad soo-dhaweyn ah u Sameeyey (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaridlka ah ee UCID ayaa u magacaabay Muuse Ismaaciil Qardhab inuu noqdo Afhayeenka guud ee Xisbigaasi, halka uu guddoomiye kuxigeenka Gobolka...

Suldaan GALAAL oo Si Adag Uga Jawaabay Eeddo Suldaan XIIREY Kusoo Riixay Oo Ku Dhereran Muran Deegaan

Hargeysa (SLpost)- Suldaanka guud ee Beelaha Maxamed Daa’uud (Guuyoobe) ee Beelaha Ciidagale Suldaan Maxamed Cabdilaahi Galaal ayaa si kulul u beeniyey wararka sheegaya in...

Saudi Arabia obliges Somali Hajj Pilgrims for Carrying Polio Vaccination Certificates

Riyadh (SLpost)- The Ministry of Health has made it mandatory for all Haj pilgrims coming from Somalia and Kenya to produce polio vaccination certificates...

Tira-badnaanta Dugsiyada Hargesa oo sababtay in maamulka Waxbarashada Gobolka Maroodijeex Bari iyo Galbeed loo Qaybiyo

Hargeysa (SLpost)- Warar hordhac ah oo naga soo gaadhay wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa sheegaya in maamulkii gobolka Maroodi-jeex ee wasaaradda Waxbarashada loo qaybiyay laba...

Boqortooyada Sucuudig oo Xujaajda Soomaalida ah Shuruud kaga dhigaysa inay Sitaan Shahaadada Tallaalka Cudurka Dabaysha

Riyaadh (SLpost)- Dawladda Boqortooyada Sucuudiga, ayaa shuruudo hor leh ku xidhay Xujaajda Soomaalida iyo Kiiniyaatiga isugu jira ee sannadkan soo gudanaya waajibaadka Xajka. Wasaaradda Caafimaadka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img