HomeHubaal wuxuu haraad tirey Bahda Qoraaga Somaliland ee u heelan in ay...

Hubaal wuxuu haraad tirey Bahda Qoraaga Somaliland ee u heelan in ay qoraal wax kusaxaan – W/Q: Cabdiraxmaan Bulshaawi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

BULSHAAWIAma waa la muuqdaa ama waa la maqanyahay oo madasha lama tago, waxaa kaloo layidhi ninka maqan oo la tabaa waa ninka jooga ceebtii, intii uu wargeyska madax banaan ee HUBAAL ku jirey xadhigii xaqdarada iyo jujuubka ahaa ee lagula kacay waa la tabay,

Sida aan ognahay inteena xiisaysa warbahinta waxaan la soconaa in warbaahinteenu xooga uun saarto arimaha siyaasada,wakhti badan, bogagbadana siiso Laakiin ay ku yaryihiin qeybo kale oo dadka badhkii xiisayso oo ku saabsan arimaha bulshada, Tusaale kooban bahda xiisaysa qoraalka in ay wax kusoo bandhigaan waxay u baahanyihiin meel xorra oo ay ku soo baahiyaan qoraaladaasi, isla markaana inta la bahda ahina waa u tusaale fiican oo ay kaga dayan karaan qoraaladooda qaabeysan , ee qormeysan.

Hubaal waa wargeys soo bandhiga soona baahiya qoraalada kasoo maaxday maskax fariida furfuran kana fayaw oo ka xorra tololka iyo cidkale ku tiiranaanta kuwaas oo isugu jira kuwo cilmiya, taariikha, suugaana,falanqeynta waayaha aduun, oo u ah baraarujin iyo toosin bahda jecel inta aan soo sheegnay, waa qoraalo inta ehelka u ah wax akhriska soo jiita Quluubtooda u ooman bandhiga farshaxaneed ee qalinka loo adeegsado,

Gabagabada qoraalkeyga kooban hadii aan idiin carbaabo inta hormoodka u ah qalinka iyo qoraalka toolmoon oo aan hubo waa hubaalee inbadan oo Akhriska iyo Qoraalka xiisaysaa jecelyihiin, una qalma in aad ku dayato waa haddii aad jeceshahay hawshan,

1. Ibrahin hawd, oo aan odhan karo qoraalkiisu waa ka ugu qaradaweyn una qoran si qoto dheer,wuxuu soo bandhigaa taariikho iyo dhacdooyin aan ku koobnayn dalkeena oo kaliya wuxuu koobsadaa daafada duninda, Waana qoraa hore uqarey buugaag

2. Cabdilahi Cawad Cige , waa nin aan ka dhicin Hawd wuxuu inta badan soo bandhigaa qoraalo ku qotoma waayaha bulshada iyo mooganaanta kuwa maamula, waxay ku magac dheeryihiin IshaQarsoon. Waana qoraa hore uqarey buugaag

3. C/raxmaan Y ducaale (Boobe)waa ehelka bahda jecel Akhriska Qoraalka

4 .Maxamed Bile ,waa aqoonyahan si tallo kujirta usoo qora maqaaladiisa,

Inta halkan kuxusan iyo inkaloo badanba Wargeyska Hubaal wuxuu qoraalkooda bulshada ugu soo bandhigaa si hagar la’aana , maan hilmaamin warbaahinta kale dalka oo iyaguba dhinacooda ayay kaga jiraan halganka iyo hawsha qoraalka , hubaal’se aan u qirno hagar la’aan dheeriya.

C/Raxmaan Cali-Nur (Bulshawi)

Bulshawi82@Hotmail.Com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories