HomeDaryeel Xumada Darbi jiifta iyo Dadka Dhimirka waax ka Qaba Haysa iyo...

Daryeel Xumada Darbi jiifta iyo Dadka Dhimirka waax ka Qaba Haysa iyo Wasiiro Xukumadda Siillanyo Ah Oo Saacado (7000 $ Dollar) Xidhan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Darbi jiifkaWaxa Todobaad ka hor madaarka Hargeysa lagu xidhay laaba ka mid ah Shaqaalaha ka hawl gala qalabka Amaanka ee lagu baadho dadka ka dhoofaya kana soo degaya madaarka Hargeysa kadib markii Kamaradaha ku xidhan qaybta dadka lagu baadho soo saareen mid ka mid ah shaqaalaha Madaarka oo qaadanaya saacadda ($7000 Dollar ) ah oo wakhtigaas Wasiirka Waaxbarshada iyo Taaclinta Sare Saamsam Cabdi Aadan, ku iloowday mid ka mid ah sanaaduuqda yar yar ee la dul dhigto qalabka biraha ah marka dadka la baadhayo.

Saacada laga xaday Wasiirka oo ah mid qaaliya marka loo Eego Somaliland waxa la xaday mar uu wasiirku madaarka u tagay qalab u saarnayd mid ka mid ah Duulimaadyada madaarka imanayay wakhtigaas oo ahayd Casar, waxaanay wararku sheegayaan in marka hore la iloobay balse marka danbe uu ka faa’iidaystay mid ka mid ah shaqaaluhu.

Wasiirka oo mar danbe ogaatay maqnaanshaha saacada ayaa la sheegay in ay goobta ku soo noqotay si ay u baadi doonto, taasoo kaliftay in dib loo soo celiyo Kamaradaha ku qarsoon goobta dadka lagu baadho, kuwaas oo markiiba soo bandhigay qof saacadda ka qaadaya caaga qalabka la dul dhigto oo yaalay Miiska dhinacaiisa dadweynuhu ku hagaajistaan marka ay soo dhaafaan Kombuyuutarka.

Labada shaqaalaha ah ee la xidhay mid ka mid ahi waa ka ay kamaradu soo saartay isagoo jeebka sii gashanaya, halka ka kale la sheegay in uu yahay kii markaas Kombuyuutarka dul fadhiyay ee ku hawl galayay, waxaana labadaba lagu eedeeyay in ay ka masuuol ahaayeen falka dhacay.

Ilaa hada sida ay Ilo wareedyo u dhuun daloola warkani Xaaqijiyen lama helin saacadii oo way maqan tahay, hase yeeshee ilaa maalintaas ilaa maanta oo noqonaysa Toddobad  waxa ay u xidhan yihiin labadaas shaqaalaha ahi Kiiskaas Waaxana la Hor keenay Maaxkamada Gobolka Hargeysa oo  wada Dhageysiga Dacwadaasi.

Haddaba Iyado Dhacdoyinka Noocan Ahi iyo Wasiirada Isticmaalaya Misaaniyada Inta leeg ee Qaranka

Aaya indhahaga waaxa ay Qabanayan Caruur Darbi Jiif ah iyo Dad Dhimirka Waax Ka Qaba oo Daryeel Xuumo ka Muuqato Taas oo aay Sabaab u Tahay in aay Hawshoodi Gaben Wassaradihi Khuseyey sida Wassarada

Caafimadka iyo Wassarada Aarrimaha Bulshadu Xili Aay Xukuumada Siillanyo Sheegato Inaay Waax Badan Oo Waaxqabad ah ay Samaysay iyado ay soo if baxayaan Dhacdooyinka Koor Aaynu ku Xusnay.

Cabdiraxiim Ismaaciil Cabdilaahi (Bidaar)

Cabdiraxiim9909@gmail.com

Hargaysa/ Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories