Monthly Archives: August, 2013

spot_imgspot_img

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo Khudbad taariikhi ka jeediyey Shirweyne Caalami ah oo ka Socda Ustareeliya iyo Nuxurka Kulamo uu la Qaatay Madax...

Perth (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Eng Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa maanta khudbad maamuus sare lagu soo dhaweeyey ka jeediyey Shirweyne caalami ah...

Maayorka Degmada Laasqoray Oo Qiray In Lacag Shilin Soomaali Faalso Ahi Kasoo Degtey dekedda magaaladaas oo ay Hore uga Soo Degi Jirtey

Ceerigaabo (SLpost)- Iyadoo Beryahanba ay jirtey Lacag cusub oo shilinka Soomaaliga nooceeduna yahay Kun-kun oo Faalso ah oo kusoo qulqulaysa Magaalada Ceerigaabo iyo Degaanada...

Mudane Axmed Carwo Ayaan Weydiiyey Waxa Siilanyo Uu Xukuumadda Ugu Dari Waayey, Waxuu Igu Yidhi…

Intiina la socota siyaasadda Soomaliland, waxa ka war qabtaan halgankii dheera ee Mudane Axmed Carwo u galay hanashada Madaxweyne Siilanyo inuu kursiga hoggaanka ku...

NACDASHA IYO KHATARTEEDA – W/Q: Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse [Heersare]

Nacdashu waxay ka mid noqotay cayda ugu isticmaalka badan ee bulshadeenna ku dhex faaftay. Waxa aad arkaysaa ilmo yar oo ku hadaaqaya; “Hooyadaa nacallaa...

Fikradaha Iyo Waxyaabaha Layaabka Leh Ee Ay Caqiido Ahaan Aaminsan Yihiin Calawiyiintu – W/Q: Maxamed Ilka-case

1- Ugu Horrayn in Imaam Cali Binu Abii Daalib gaadhsiisan yahay Martabad Nabinimada ka sarraysa. 2- Waxa ay aad u jecel yihiin oo xus u...

Gabowdee Guurtida Ku Biir : Qalinkii Libaan xaji Fagadhe Qormadii

DEELEY DAREENLEY RAG ALLOW MADOOXAA MA DILAACIYAA NABAR Waa markhaati madoon iyo muran reeb waa maalmo ina soo maray oo aynu milicsanayno waa manfac aynu leeney misne...

Somaliland oo muwaadiniinteeda u fududaynaysa Shuruudo Boqotooyada Sucuudigu ku soo Rogtay Xujayda Soomaalida ee Sannadkan Gudanaya Waajibaadka Xajka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa sheegay inay u diyaarinayaan xujayda Somaliland sannadkan Xajka soo gudanaya xarumo ay ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img