Somaliland oo ay ku soo badanayaan Hay’ado Hawlahooda Samafal Barbar Wada Qorshayaal siyaasadeed oo lagu mijo-xaabinayo Dhaqanka iyo Diinta Suubban iyo Dhoy-la’aanta Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Waxa muddooyinkii u dambeeyey Dalka ku soo badanayey Hay'ado laga leeyahay waddamada reer Galbeedka oo Hawlaha Samafal ee ay Somaliland u joogaan...
Ciidamada Booliska oo loo qaybiyey Gaadiid ku Gaashaaman Adeegga Isgaadhsiinta ee Gurmadka Deg-degga ah
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancade, ayaa maanta 20 baabuur oo noocoodu yahay Taxi ku wareejiyay Ciidamada Booliska Somaliland. Gaadiidkan...
Shirkadaha Sahaminta Shidaal ka wada Somaliland siday u arkaan Muran Sharci oo kaga Yimaadda Dhiggooda BP, Chevron iyo Conoco?
London (SLpost)- Genel Energy oo sannadka soo socda Ceelkii shidaal ee u horreeyey ka qodaysa Somaliland, ayaa muujiyey kalsooni uu ku qabo heshiiska Xukuumadda...
DHEGAYSO – Wasiirka Madaxtooyada oo si ba’an u weeraray Guddoomiyaha UCID iyo Mujaahid Ibraahim Dhega-weyne
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali X. Xasan, ayaa jawaab ka bixiyey eedaymo ay xukuumadda u jeediyeen siyaasiyiin miisaan ku dhex...
How Genel Energy see Legal Disputes from its competitors in Somaliland oil blocks?
Finding oil could be the least of Genel Energy’s problems. If the explorer fronted by Tony Hayward finds as much of the black stuff...
Maareeyaha Xawaaladda WORLD REMIT ee Somaliland oo Faah-Faahin Ka Bixisay Adeegyo Cusub oo Ay Soo Kordhiyeen
Hargeysa (SLpost) - Maareeyaha Xawaalada World Remit ee Somaliland Sucaad Yusuf Odowa ayaa Maanta Soo Bandhigtay Adeeg Cusub oo ay ku soo kordhiyen Xawaaladooda...
Prof Samatar oo Si Qoto-dheer uga Hadlay Booqashadii uu ku maray Gobollada Somaliland “Shacbiga Somaliland waxay barteen Sida Loo Bixiyo Cashuurta, waana Tallaabo weyn”
Hargeysa (SLpost)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo dhawaan dalka Booqasho ku yimi, ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyey Telefishanka Universal Xaruntiisa London,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

