HomeMaareeyaha Xawaaladda WORLD REMIT ee Somaliland oo Faah-Faahin Ka Bixisay Adeegyo Cusub...

Maareeyaha Xawaaladda WORLD REMIT ee Somaliland oo Faah-Faahin Ka Bixisay Adeegyo Cusub oo Ay Soo Kordhiyeen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost) – Maareeyaha Xawaalada World Remit ee Somaliland Sucaad Yusuf Odowa ayaa Maanta Soo Bandhigtay Adeeg Cusub oo ay ku soo kordhiyen Xawaaladooda oo ah Adeeg Zaad,  kaasi oo ku sahlaaya in Toos lacag laga soo Diri karo Wadamada Caalamka oo dhan oo aanu Qofna ama Xawaaladi idin dhexeynayn iyadoo  halka aad  joogto lacagta  aad ka qadankarto  kalan bixi kartid Mobilkaga, Sidaasi Waxay ku sheegtay Shirjaraa’id oo ay ku qabtay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

Sucaad Yusuf Odowa waxa kale oo ay ka warbixisay halka Adeegoodu uu gaadho waxay Xustay in dhamman Qaaradaha Adduunka oo dhan ay xafiisyo ay ku leeyihiin iyada o si gaar aha u tilmaantay Wadamada UK, India, Malaysia, South Afrika, Nigeria, Ghana, Canada, Australia, France, Netherland, Greece, Germany iyo wadamo kale oo ku yaala Yurub.

Sucaad CarmiyeMaareeyaha Xawaalada World Remit ee Somaliland Sucaad Yusuf Odowa oo ka hadlaysa Adeeg Casriga ee ay Soo kordhiyeen ee Zaad waxay Tidhi. “ Waxaanu maanta iskugu nimid sidii uu Xawaaladayadani dadka u gaadhsiin lahayd in adeeg cusub oo casri ah oo la yidhado Zaad, adeegaas oo ujeedadiisu tahay in dadka loo fududeeyo lacagaha ay u dirayaan Dadkooda,  taasi oo aanay  jirin wax u dhaxeeya ka lacagta diraya  iyo ka  loo dirayo kuwaas oo toos lacagta u kala gudoomaya, waxayna iskugu diri karaan  adeegan Zaad, runtii markii aanu eegnay adeegan waxa noo soo baxday in uu leeyahay faa’iido badan kaasi oo noqday mid hawlfududeyn ah, dadka lacagaha soo diraya iyo dadka loo dirayo waxay isticmalayaan waa adeegan zaad, intaasi waxa dheer in uu qofku isaga oo  gurigiisa ama Xafiiskiisa jooga uu lacagta soo dirikaro waa haddii uu haysto mobile internet leh sita ayuu lacagta ku dirayaa.”Ayey Tidhi Sucaad.

Lacagta uu qofku dirayo qiimaheeda oo ay ka hadashayna waxay tidhi. “Xadiga Lacagta Uu Qofku Dirayaana Waa 1 dolaar ilaa 2,500 oo dollar ayuu toos qofku ugu diri karaa cida uu doonayo, waxyaabaha aad u xiisa galinaya adeegan waxaa kamida in qofka Miiyiga  joog ee Geela la jooga ee Zaadka haysta, haday biyuhu ka go’aan ama  haday raashiinku  ka go’aan, ayaa waxa uu tilifoon u dirikaraa qofkii  joogay UK ma wadamada kale muddo koobana lacagtii loogu soo dirayaa halka uu joogosi uu wixii uu doonayey ugu  iibsado, markaa waa adeeg aad iyo aad u xiiso galinaya bulshada Somaliland wax weyna inoo soo kordhinayaa, Lacagaha  fud fudud ee la diri karaa waa sida xaqal ciidka ama biilka ayaa lagu soo diri karaa qofku uma baahna inuu xawalad tago oo  uu soo qaato lacagtii, ama uu kuyuu-galo qofka soo  diraya lacagta, ama qofkii kale intuu bas raaco uu lacagtii doonto ma ah adeegani, laakiin dadku waa in ay accountyo  lahaadan oo Accoun-ka Lacagta Ay Ka dirayaan uu yahay mid qofku leeyahay taasi ayaa u sahlaysa in toos ah   qofku lacagta u diri karo, laakiin Qof Aan Accoun haysan Adeegayaga way ku adkaanaysaa inuu isticmaalo laakiin taasi waa mustaqbalka oo ay xawaladahu ku danbeynayaan accounts.”

Sucaad oo ka hadlaysa Hanaanka ay u adeegsanayaan Adeegan waxay tidhi. “Zaadka waxaanu u adeegsanaynaa company la yidhaahdo Home Send oo aanu heshiis wada galnay, iyaga oo iyana heshiis la galay Shiirkada Isgaadhsiinta ee Telsom,  markaas sidaad ayaanu anaguna uga faa’iidaysanaynaa Adeegan  kaasi oo aanu dadka wax ugu qabanayna, sidaad  ogtihiiba  waxay Xawaalada World Remit waxay lacag ka soo dirtaa 32 Wadan waana sharkada uu wayn aduunka ee qaabka onlinka wax u dirta oo in kabadan  100 wadan lacagaha gaadhsiisa,  World Remite waxay toos lacag ugu dirtaa adeegyada Mobile mony Transfer Gsma u Aqoonsatay Inay yahiin Kuwa ugu Horeeya Aduunkan Kuwaasi oo Ay ka mid Yahiin MPESA (Kenya), Zaad (Somaliland) Gcash (Philippines) Smart (Philippines) Easy paisa (Pakistan) Eco Cash (Zimbabwe) Iyo Mtn (Ghana).

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories