HomeXOGTII WAXAAN KU HELEY ADEERKEY INEY BARI XUMEEYEEN

XOGTII WAXAAN KU HELEY ADEERKEY INEY BARI XUMEEYEEN

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Qalinkii:  Libaan Xaaji fagadhe

Akhriste qaliinka uguma talagalin inaan Bishan barakeysan qaado balse waxaa igu kalifey arin ubaahan inaan taariikh ahaan idin xasuusiyo ee ila yara dhugta dhulkii waxaa wareeriyey dhagar qabe ibleys ushaqeeya waa yarka xirsi.

Baribaa waxaa jirey nin gabayaa ah  ayaa waxa uu sikaftana marwalba gabayada kumaagi jirey reer  markii ay umuuqanweydey waxa uu ku heysto ama uu ugu gabyo ayey weydiiyeen dadkii  oo ay yidhaahdeen maxaa ku sudhey reerkan deedna gabey uu kujawaabey oo  beyd kamida  ahaa :

Xogtii waxaan ku heley  aabahey inay  bari xumeeyeen.

Hadaba xirsi maanta wuxuu inoo cadeeyey madashii uu ka hadlaayey inaan arintan iyo cambaareynta golahani shaqabo kulaheyn waxa maanta taagan waxa uu dhagaweyne ku eedeeyey inuu Qaaxo jidgoyn ugaley Siilaanyo  hadaba  xirsi waxa u muuqdey nimankii isku baheystey golaha oo ay ka midyihiin Xasn Ciise, Dhagaweyne,Maxamed Xaashi,Xasan Guure iyo ragkaleba  miyaaney halkaa idiinka muuqan inay  tahey xurgufihii Qaaxo ama SNM  iyo siiraanyo iyo Mujaahidiintu ay isla soo mareen oo sabab unoqonkara wixii  ururadii udhis ku hadhey ee xaqsoor lagu gowracey .

Eedeymihii bal hadaba aynu iyagana lafa gurnee waxa uu mujaahid dhagaweyne ku eedeeyey inuu ahaa ninkii xiligii ina Cigaaldooxa ugaley Riyaalena yidhi aynu weerarno hadaba runtu waxay aheyd oo laga dharagsanyey in ninkii dooxa galey ee salaadiinta ururiyey uu ahaa Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee hada waa Saleebaan gale oo xaley kula fadhiyey madaxtooyada kulana diyaariyey eedan aad maanta jeedisey ,tii Riyaalena ninkii Baroonada Kaxeystey ee gawaadhida kurta kajarey qoryaana saarey maxkamadina ku heshey inuu adiga ahaa mr. Xirsow ee taariikhda maydhaanka ka daa.

Islamaanta waxaad noosheegtey in ay sharci tahay in lacagaha wadanka oo dhan gurigaaga lakeeno. Waar miyaad ilowdey wixii hadh iyo habeenba kulmiye ku hadaaqi jiray marka u ka hadlayo lacagaha madaxtooyada la geeyo—bal qabsoo xukuumadii Riyaale waxa lagayn jiray oo kaliya lacagta Dakada . Maanta waxa Xirsow ku hoos taga lacagaha  Dakada, Waddooyinka, Maxjarka , Aidska,Dib u dhiska gobalada bariga iyo Mucaawimooyinka dibada.Akhristaha Ayaan u dhaafaynaa in u miisaanka saaro.

Mida kale goormaynu noqonay qoys uu ninkii lahaa maamulayo oo uu kaligii go’aan kaligii ka gaadhayo wixii la soo darsa. Waar meeday dowladnimadii,distuurkii, iyo hayadihii loo igman jiray inay wadaan masiirka shacbiga  kuwaa soo lahaa shuruuc iyo hab loola xisaabtamo. Waxaa cajiiba isagoo xirsi doob yaaya ayuu yidhi faysalow wado hal km kumaad darsan bal hada ninkaa sidaa uhadlaaya ayey awoodii Qaranku gacanta ugujirtaa bal is weydiiyoo feysal wadadii uu shacbiga udhisayey ee uu hayey maxay tahey waxa uu uheysataa wadanka waxan lagu dhisaayo in Geelii Canjiid in laga keeney .Ta labaad Maxamed xaashi Dowladnimaanad garaneyne waxaad markhaati ka tahey sababii uu xilka ku waayey inay aheyd kuwan uu maanta dibada ka sheegaayey oo uu gudaa ka sheegaayey oo ay kamid ahey lacagihii shirkadaha dibada iyo shidaalka in lasoo xareeyo sababna unoqotey inuu xilkiisii ku waayo iyo xisaab xidh keena sidii aad hadaladaada ku xusteyna  aad wada shaqeyn kari weydeen.

Walee mararka qaarkii waxaan is idhaa malaa Hirsi xumaan kama ahee waa ka bas oo sidaa suu dawladnimada u yaqaan wuxuu ku doodey miyaan nala dooran waa yaabe!  dowladii Riyaale miyaan iyaba  la dooran mida labaad maxaa wasaaradahan iyo haayadahan loo kala diri waayey hadii uu xirsi kaligii ku filanyey. Hadaba dadku waxay la yaabanyiin inankan wax walba ah waxaynu aragnaa hadii dibad loo baxaayo Xirsaa wata ,waxaynu aragnaa isagoo degmooyin Gawaadhi gudoonsiinaaya iyadoo wasiirkii arimaa guduhu joogo,waxa kaloo aynu aragnaa isagoo wadooyin xadhiga ka jaraaya isagoo wasiirkii howlaha guud jooga,waxaynu aragnaa ciidamo la qarameynaayo isagoo salaantii qaadanaya isagoo wasiirkii gaashaan dhigu joogo,Xisbigii kulmiye oo shiraya oo gudoomiyihii fadhiyo oo uu go aaminaayo in gudoomiye ku xigeenkii shirka iyo xisbigaba laga saaro waxaa is weydiin le goormaa habdhismeedkii dowlada Somaliland labadaley oo madaxweynhiina noqdey Girmii Ethopia Xirsina noqdey Malas wadankan sucuudiga ninkii Sucuud waxa uu ahaa nimanka wadanka heysta awowgood waxaana  lagu sheegaa wadankii dhamaa magacaa oo ay kujirto xijaas oo nin waliba odhanaya waxaan ahey sucuudi waa halka aynu ujiheysaney hadaan arinkan ay xukuumadani wado maya maya maya cod dheer la odhan.

WAXA QARANKA SHUUSHKII KA BAXEY

DIB UGU SHAASHEEYEY

DUQDII OO SHAKAALKII QABRIGA

IYO SHABAGII HEYN WAAYEY

SHAARUBA LIBAAX IYO  HADEY

SHAADH  CANJIID TOLATEY

SHARCIGII QABANLAHAA MEEL UJIRO

SHEEG HADAAD GARATO.

 

sawir-200x300

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

DHAMAAD

GUUL ALLA

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories