HomeGuddi Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Shaqo Abuurka iyo Xakamaynta Tahriibta Dhalinyarada oo...

Guddi Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Shaqo Abuurka iyo Xakamaynta Tahriibta Dhalinyarada oo Kulankoodii labaad Maanta isugu yimi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddi heer Wasiir ee dhowaan Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u magacaabay ka hortagga tahriibka iyo shaqo abuurka ayaa maanta warbixin ka dhegaystay Taliyaha Laanta socdaalka Maxamed Cali Yuusuf

Taliyuhu waxa warbixintiisa ku sheegay inay hay’ad ahaan ka hawl-galeen dhammaan deegaamada ay xarumaha ku leeyihiin ee Gobolada Somaliland, gaar ahaana ay awoodda saareen magaalooyinka xuduudaha ku yaalla oo wacyi-gelin laga sameeyey, si ay uga hortagaan tahriibayaasha isaga talaabaya xuduuda labada dhinac iyagoo wada shaqayn ka helaya dalalka deriska ah.

Taliyaha Laanta Socdaalka Maxamed Cali Yuusuf waxa uu u caddeeyey gudida inay gacanta ku soo dhigeen dad tahriibaya iyo kuwii tahriibinayeyba, cadaalada-na la hor keeni doono dhowaan.

guddi_tahriibWasiirka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada Maxamuud Axmed Barre (Garaad) oo ku hadlayey magaca gudida ka hortagga tahriibta iyo shaqo abuurka ayaa isna munaasabadaasi ka sheegay in shirkii sadexaad ee gudida la qaban doono Tobanka bisha soo socota laguna sii wadayo daraasada lagu hayo waxyaabaha keenaya tahriibta iyo sababaha lagu joojin karo.

Wasiir Garaad waxa uu sheegay inay Xukuumadda ka go’an tahay dhamaystirka xogta lagama maarmaanka u ah sida wax looga qabanayo tahriibta loona yarayn karo dhibaatada isa soo taraysa ee ay maalinba ta xigta ku hayso bulshada Somaliland iyo guud ahaan dalalka Gobolka.

SOMALILANDPOST.INFO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories