Monthly Archives: July, 2013

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Kulmiye oo ka hadlay Aragtida Xisbiga Talada Dalka Haya ee ku Wejahan Golaha WADA-TASHIGA ee lagaga Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Talada dalka haya ee ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay aragtidooda ku wejahan ku-dhawaaqista Golaha Wadatashiga iyo Toosinta...

Aadan Dhoolayaroow, Ma Idaacaddii Ii Dhehda ayaad ku Biirtay – W/Q: Maxamuud Carraale

Ku tigaalimayo oo u jeeddadaadu wa iska macruuf ,  waxaase  fiicnaan  lahayd in aad haddii aad Adan Dhalayare tahay in aad  dib isu qiimqyso...

Hubaal miyaa la Hilmaamay…..Miyaan Hiil la Hureyn!

“Wallee qalin-daraalaha, Denbi Qaranka laga galay, Kama qariyo wadhatada, Wallee qoonta mililka leh, Qarka sare ma dhay-dhayo, Haddii ay qudh-gooyiyo, Joogto qoorta soo dhigo, Walle gabay ma qurux-tiro, Shacbi qowdhamoo kacay, Qar-qarsiga hadduu...

Wax Ka Baro Bisha Ramadaan – W/Q: C/Raxmaan C/Laahi (Wirdaani)

2. SIDEYNU UGA FAA'IDEYSANAA RAMADAAN Sideynu uga faa'ideysanaa ramadaan waa qormadeenii labaad ee taxanaha inoo noqon doonata inteynu ku guda jirno bishan barakaysan ee ramadaan. Hadaba...

“Taqsiim Illaa Taxriir…Shirqool Mid Ah!!” – W/Q: Maxamed Maxamuud Yuusuf (Ilkacase)

(Lafa-Gur Ku Saabsan Shirqoolada Reer Galbeedku Ku Xagal Daacinayaan Qunyar Socodka Islaamiga Ah Ee Dalalka Masar Iyo Turkiga) Tan iyo markii kacdoonka shacabku hogaaminayaa ka...

Nuxurka Qoraal Qabyo ah oo Komishanka iyo Axsaabta Siyaasaddu Iskula Qaateen Go’aamo Midaysan Qaadhaan-bixiyeyaasha Loola Tago

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo guddiyo farsamo oo metelaya Xisbiyada Siyaasadda dalka oo maalmihii u dambeeyey Kulamo isdaba joog ah ku yeelanayey xarunta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img