HomeDhiirranaan Dhib U Nugul!! – W/Q: Cumar Seerbiya

Dhiirranaan Dhib U Nugul!! – W/Q: Cumar Seerbiya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

helloKu Dhaca ama Iskudaygu waa mid ka mid ah dariiqooyinka guusha lagu gaadho , qofkuna sida ay sheegaan culimada cilmi-nafsiga aqoonta u lahi  inta uu istijaabiyo ayuun buu ogaan karaa heerka go’aan, sixitaan , ama khalad  ee uu garaadkiisu taaganyahay.

Waxa uu had iyo jeer jecelyahay in uu ahaado qof bulshada dhexdeeda looga muujiyo calool furnaan  kal-gacal, iyo is faham xoogan,  dabeecadiisa waxa uu  isku dayaa in uu ka dhigo ta ugu fiican ee qof bani aadamahi uu huwanyahay, isku day badan waxa uu ku guulaystay in uu naftiisa ka saaro  dhammaan waxyaabaha galinkara cidhiidhiga, ama diiqada.

Qofkasta oo uu la kulmo badanaa waxyaabaha uu weydiiyo ayaa ay ka mid tahay  magaciisa ,dabeecadihiisa iyo  goobta  lagala  xidhiidhi karo, waxaanu ku qaabilaa qofka dhoola caydayn , weji fur-furan oo aad moodo in ay beryo is yaqaaneen.

Qofka marka uu la  kulmo kama hadhso mana lumiyo balse  waxa uu isku dayaa in uu xidhiidh fiican la sameeyo  waxaana ka dhigtaa mid ka mid ah asxaabta ay isku fikirka iyo xogta yihiin .

Alle ha u naxariistee Dr Ibraahiim Al-fiqi oo ahaa aqoonyahan u dhashay dalka Masar xeel dheernaa u lahaa arrimaha bulashada  ayaa yidhi  “ Ha yaraysanin cadaw kaliya oo aad leedahay hana badsanin saaxiibo badan oo aad leedahay (ha isku yarayin asxaabta iyo dadka macaariifta ah adiga oo isku qancinaaya in inta aad taqaano kugu filantahay)” ayuu yidhi

 Shakhsigan  oo ah mid asxaabtayda  ayaanu muddo ka hor maalin aanu  waqti waafi ah isku helnay waxa uu  iiga  xog-waramay  cabashooyin uu ka sheeganaayey  asxaabtiisa taasi oo uu iiga waramay  in muddo ahba maankiisa ku soo laabanaysay in uu ka hadlo , waxaanu hadal uu si kalsooni ku dheehantahay iigu yidhi  sidani:  “ Run ahaantii waxaan in badan isku dayaa in aan bulshada dhexdeeda  ka dhex dhaq-dhaqaaqo waxaan waqti badan geliyaa in aan dadka raali geliyo  dadka iyo dhammaan cidii aanu muuq ahaan iyo magac ahaanba dadka  isa soo soocayno “.

 Waxaanu ninkan oo iga codsaday in aan dareenkii  ku cabiro qoraal ii sheegay in uu waqtiyo badan uu  qaybo ka mid ah macaariifta uu  hadimo kala kulmay isaga oo si dareen leh   u hadlaaya ayuu yidhi “ Kuwo ka mid ah way I dageen aniga oo aaminay markaa marna waa iga beerjiliic in aan ka gaabsan kariwaayo hadana waan ka qoomameeyaa “.

Ka dib markii uu sheekadan ii dhameeeyey saaxiibkay  ayaana waxaan u soo xulay  magaca sheekadan “Dhiiraan Dhib U Nugul”

Cumar Cali Xasan (Cumar Seerbiya)

Omarserbia1@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories