HomeMadaxweynaha Sudan oo soo gaabiyey booqasho uu ku tagay Nigeria ka dib...

Madaxweynaha Sudan oo soo gaabiyey booqasho uu ku tagay Nigeria ka dib markii Maxkamadda Dambiyadu Dalbatay qabashadiisa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Abuja (SLpost)-  Madaxweynaha Sudan Omar Al-Bashir ayaa ka soo kudaalay dalka Nigeria ka dib markii la dalbaday xidhitaankiisa dembiyo dagaal loo haysto, sida afhayeen u hadlay safaarada sheegay.

Madaxweyne Bashir oo ka qeybgalay shirka Midowga Africa ee caafimaadka ee dhamaanyey shalay ayaa gelinkii hore ka soo laabtay, “Wuu soo laabtay. Waxuu tegay duhurnimadii isniintii,” ayuu Mohammed Moiz, afhayeenka safaarada Sudan ee Nigeria, u sheegay AFP. Waxuu sheegay in Madaxweyne bashiir u socdaalay kulan kaloo uu lahaa.

Madaxweynaha Nigeria ayaa difaacay imaatinka Bashir ee kulankii dalkiisa oo dhacayey isniintii iyo salaasadii, inkastoo dembiyo dagaal loo haysto, balse sheegay inaanay dhexgeli Karin danaha Midowga Africa.

bashirMaxkamada Hague ee dembiyada dagaalka ayaa laba wakhti 2009 iyo 2010 soo saartay waaran qabasho ah madaxweyne bashiir oo lagu eedeynayo dembiyo dagaal ka dhacay gobolka Darfur.

Maadama  Nigeria xubin ka tahay maxkamada Hague, waxa sharciyan ay tahay inay xidho qof kastoo maxkamadu waaran qabasho u goysay>

Madax ka tirsan Midowga Africa ayaa dhaleeceeyey waaranka iyo qabashada madaxweyne Bashiir, isla markaana waxa midowga Afrika soo saareen qaraar ka dalbanaya wadamada xubnaha ka ah inaanay ku dhaqmin waaranka qabashada Bashiir.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories