Monthly Archives: June, 2013

spot_imgspot_img

Sheeko iyo Shaahid: Baratan Suugaaneed – 2013 – Tartankii 6aad

Redsea-Online Cultural Foundation iyaga oo duulaya fikradda aasaaska u ah ee ah jiritaankooda oo ah inay ka qayb-qaataan wax kasta oo horumarinaaya taabbagelinta dhigista,...

Hankaa laga dhoofiyaa! – Qalinkii: Barkhad M. Kaariye

Saddex wiil iyo gabadh dhalinyaro ah ayay ahaayeen. Meel waddo dhinaceed ah ayay u taagnaayeen si wareeg ah oo u muuqatay inay xog kala...

DEG-DEG: Madaxweyne Siilaanyo oo Isku-shaandheyntii Ugu ballaadhneyd ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada; QAAR UU ERYEY, KUWO CUSUB OO UU MAGACAABAY IYO QAAR UU ISKU BEDDEL...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xalay isku-shaandheyntii ugu ballaadhan ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda, isaga oo masuuliyiin hore uga tirsanaa...

WARBIXIN: Xukuumadda Somaliland Waxay sharci-darro u aragtaa in Muwaadiniinteedu ku safraan baasaboorka Soomaaliya, in kasta oo Baasaboorka…’

“Xukuumada Somaliland ayaa sharci daro u aragta in muwaadiniinteedu ku safraan baasaboorka Soomaaliya, inkastoo baasaboorka Somaliland keliya lagu tago Itoobiya iyo Maleysia….” Sidaa waxa...

Xeerka Booliska Somaliland oo Ansixintiisu Dib uga Dhacday Kalfadhiga 21aad ee Golaha Wakiillada oo maanta la soo Gunaanaday

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland oo u ballan-sanaa inay ansixiyaan Xeerka Booliska maanta oo ay soo gebo-gabaynayeen Kal-fadhigooda 21aad, ayaa mudaneyaasha golahaas isla qaateen  in...

Guddoomiye Kulmiye oo ka deyriyey Halista Qabyaaladdu ku Hayso Bulshada, Siyaasadda Khaarajiga oo uu difaacay iyo Shirqool Dawladda Somaliya maleegayso oo uu ka digay

Hargeysa (SLpost)-Guddoomiyaha Xisbul-xaamika ee Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay qabyaaladda iyo heerka ay wakhtigan dalka ka marayso oo uu deyriyey, isaga...

“Waxay taariikhdu ina bartay in ummadda aan lahayn oday-ka-sheekee ama ka goblanta dhaqan iyo taariikh ay lahayd, ay hayso Dhabbihii Tasowga iyo is-waaga”

Muddo ku dhow rubuc qarni looma dhaqaaqin, lama xusuusan, il-naxariiseedna laguma eegin dhaxalkii ugu mudnaa ee ay ummaddani lahayd oo ah afka, dhaqanka, fanka,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img