“Waa cadaan, waana la og yahay in Somaliland ay ka dhismeen,kana shaqeeyaan « SHABAKADO TAHRIIBTA KA SHAQAYSTA», kuwaas oo dhismay, xoogaystay intii Xukuumada...
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Xukuumadda talada haysa tallaabo wax ku ool ah ka qaadi...
Ninka Sirta Maraykanka ee uu Fidiyey Loo Baacsanayo, Edward Snowden, oo Ruushka Ka Degey Iyo Xidhiidhkii Liic-liicayay ee Labada Wadan Oo Meel Xun Maraya
Hargeysa (SLpost)– Golaha wakiilada ee wadanka Maraykanka ayaa ku eedeeyey dowlada Ruushka inay ka caawinayso sir bixiyaha dowladiisu baacsanayso ee Edward Snowden inuu ku...
Mawliid Aadan Cumar: Muwaadin Ay Ciidamada Ilaalada Baanka Dhexe Ka Qafaashen Masaajid Hortii – W/Q: Garyaqaan Muuse Yuusuf
Waxaa Ciidanka ilaalada baanka dhexe ee Somaliland Bilawgii Bishan June ka qabteen masaajid Rusheeye ee Hargeysa Mawliid Aadan Cumar oo ah muwaadin Aragti haboon...
Prof. Samatar oo Barrito Laga Sugaayo Wixii loogu Sacabbo-tumay! – Warbixin: wariye Axmed Cumar Axmed (Timo)
Waxa maalinta barito ee inagu soo aadan marka ay saacadda Afirkada Bari tahay 3:00pm haddii Alle yidhaahdo sida ku talo galku yahay dhamaan shacbiga Reer...
26-ka Juun Ayeynu Ku Nahay Somaliland – by Ahmed Arwo
Waxa inaga dhigay Soomaliland een Soomalida kala kaga duwannay waa maalintan inteena ku abtirsata Somaliland isukeyn keyntay, inoo yeeshay dhul xadidan, dawladnimo iyo dhaqan...
Somaliland
Madaxweyne Siilaanyo oo Markii u horreysay Ka Hadlay Khilaafkii gobolka Togdheer Tartanka Ciyaaraha ka Reebay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta xafiiskiisa kulan soo dhawayn ku qaabiley xulalka goboladda Maroodi-jeex iyo Gabiley oo ku...
Ajandaha Shir Beel Ka Mid Ah Beelaha Gobolka Sanaag Uga Furmay Magaalada Kal-sheekh Iyo Xusuusta Taariikhda Murugada Magaaladaa
Kal-sheekh (SLpost)- Shir loogu magacdaray Hilaw iyo Hanuun oo Beesha Bah-Muxumed oo ka mid ah Beelaha Deegaanka Goblka Sanaag hore u shaacisay qabashadiisa ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

