Monthly Archives: June, 2013

spot_imgspot_img

Xasan Ciise oo ku Baaqay Talo-Qaran oo Laysaga Yimaaddo Wax uu ku tilmaamay Tacaddi iyo Dulmi Badheedh ah oo ay Xukuumaddu ku hayso Saxaafadda...

Hargeysa (SLpost)- Muj. Xasan Ciise Jaamac, ayaa wax laga xumaado iyo Sawir aan loo dul-qaadan Karin ku tilmaamay hawl-gallada Xukuumaddu Ciidamada Ammaanka iyo Garsoorka...

MEHER WACAN: Maxamed Xasan Maxamed (Balweye) iyo Muna Maxamed Timir

Hooyo Amina Roble, rashiid Ahmed Roble, Iid Xasan Maxamed, Siyad Xasan Maxamed, Amal Xasan Maxamed, Abdirisaq Xasan Maxamed, Mustafe Xasan Maxamed, Abdinasir Macalin Caydiid,...

Shantii Dhacdo ee Ugu Khatarta Badnaa Howl-gallada Budhcadda Internet-ka ~ Qormadii 2aad

Shirkadaha la isku yidhaahdo TJX companies, ayaa mudo 18 bilood ah budhcada Inter-net ku ka haysteen systemkii ay ku shaqaynayeen, taasoo noqonaysa muddaddii ugu dheerayd ee taariikhda koox budhcad ahi iska maamushaan system shirkadeed. Badhtamihii sanadkii 2005 ilaa bishii December 2007, waxay qowlaysatada mareeguhu gacanta ku dhigeen xogta 45.7 million oo kaadh-bangiyeedyada Credit-ka iyo Debid cards-ka loo yaqaano ah ee wax lagaga iibsaday ( lagu xoqay) systemka bakhaarada shirkada TJX.

Xukuumadda oo Albaabada u laabtay Xarunta Wargeyska Hubaal Xilli laga sugayey Natiijada Kiiska Fal-dambiyeedkii loogu Geystay Weerarkii Badheedhka ahaa

Hargeysa (SLpost)- Xarunta Wargeyska Madaxa-bannaan ee Hubaal, ayaa maanta albaabada loo laabay ka dib markii Maxkamadda Gobolka Maroodijeex soo saartay Waaran lagu xayiraad ah...

KUMAA QALDAN!? – W/Q: C/Raxmaan C/Laahi Wirdaani

Maalintu waa khamiis 14-maaris, markii aan soo raacay bas ka imanayey suuqa hoose ee magaalada hargeysa, meel dhexe ayaan ka fadhiistey, sida ay caadadu...

Cuqaal, Guurti, Culimaa’u-diin, Aqoonyahan iyo Wagaradka Degmada Ceel-Afweyn Oo Jawaabo Kulul Ka Bixiyey Hadallo Warbaahinta Qaarkeed Lagu Qoray

Ceerigaabo (SLpost)- Cuqaal, Guurti, Culimaa’u-diin, Aqoonyahan, iyo Wagarad tiro badan oo kazoo jeeda degaanka Degmada Ceel-Afweyn ayaa iyagoo halkaas ku sugan Waxay si kulul...

SIXITAANKA HIMILADA: Waari Mayside War Hakaa Hadho – W/Q:Abdirashid Ahmed Guleid

Somaliland waa dal dimuqraadi ah. Taas macnaheedu waxay tahay inta Illaahay kasokaysa dadwaynaha ayaa iska leh awooda kamadanbaysta ah ee siyaasadeed. Nidaamkaa dimuqraadiga ahina...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img