Monthly Archives: June, 2013

spot_imgspot_img

Shaqo-la’aanta dhalinyarada & Tahriibtu waa laba isku lammaan – Faallo: Khadar Jaamac dirir

Somaliland waxaa dhibaatooyinka ugu waaweyn ee dadkiisa haysta ka mida shaqo- la’aan baahsan, maadaama ay aad u yar yihiin fursadaha dalka dhexdiisa shaqooyinka lagaga...

Diyaarad Todoba Duulimaad samaysay iyadoo sidata qof meyd ah

Moskow (SLpost)- Diyaarad rakaab ayaa la sheegay inay todoba duulimaad ku sidatay qof meyd ah khaanada taayirada, ka hor intaan shaqaalaha diyaaradaasi dareemin. Diyaarada iFly...

Ninkii adduunka ugu da’da weynaa Inta La ogyahay oo ku geeriyooday Japan

Kyotango (SLpost)- Nin u dhashay dalka Japan oo loo aqoonsanaa ninka ugu da’ weyn aduunka wakhtigan inta laga warhayo, ayaa ku dhintay da’da 116...

Madaxwayne Wasiirka Ciyaaraha Ku Celi Madbacadii Qaranka – W/Q: Axmed Maxamed Qalinle

Maqaalakan waxaan kaga hadli doonaa codsi ku socda madaxwaynaha Somaliland inuu wasiir ka dhalinyarada iyo ciyaaraha uu ku celiyo madbacadii qaranka oo uu hore...

Somaliland: Ministry of Health Puts on Highest Alert After Polio Outbreak confirmed in Somalia and Kenya

The first confirmed case of the Wild Polio Virus (WP1) in Somalia since 2007 has been reported in Mogadishu on May 9th, 2013. Since...

Abwaan Yuusuf-Shaacir Oo Tix Baroor-diiq Ah Ka Tiriyey Geeridii Ku Timi Marxuum Abwaan Macalin-Dhoodaan Oo Dhawaan Geeriyooday

Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdille (Yuusuf-Shaacir) oo ka mida Suugaanyahanada sida weyn looga tix-galiyo gayiga Somalida ayaa tiriyey Gabay cusub oo uu ugu baroor-diiqayo Abwaankii...

Madal Kulmisay Aqoonyahan iyo Dibloomaasiyiin Caalami ah oo lagu Soo bandhigay Guulihii iyo Gol-daloolooyinkii Doorashadii Goleyaasha Deegaanka

London, 12 June, 2013 (Ogaal)- Goob-joogayaashii Caalamiga ahaa ee ka qayb-qaatay Doorashii Goleyaasha Deegaanka ee Somaliland, ayaa madal laysku arkay oo lagu marti-qaaday Aqoonyahanno,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img