Miyaa tacabkii horeetiyo xasuustii laga tagaa?! – W/Q: Ridwaan Mubaarig
Ubaxii xusuusteen ifka ugu jeclaayey Tii aan habloo idil iyada uun ka doortee Axdigaan lagalayiyo oofinaysay wacadkaay, Weligay ismaan odhan uurkaygana kumay jirin xumee ooridaadee amarkaa qornayee...
Inkastoon Halyeey Ahey Hanadoo Dhiirran, Maxey Hibashadu Ii Tari, Hiil Allah Jiree (Waa Sheekadii Doob Ma Kore) – W/Q: Barkhad Xaaji Cabdi [Mr gaboye]
Waxaan marka hore si xushmad iyo qadariin ku dheehantahay salaamaya dhaman saxaafada warbaahiinta xorta ah ee jecel sinnaanta iyo cadaalada ee reer Somaliland iyo...
“Ficilada RRU Waa Tababar ARGAGIXISO, Muwaadiniinta Reer Somaliland Waa Dad Nabad Geliyada Jecel, Wadankoodana U Feejigan Ilaalintiisa” – Eng Maxamed Xaashi Cilmi
Qabiilku waa AAFADA u weyn ee halista ku ah MAAMUL-WANAAGA iyo horumarka Dalka. Waxa ay saamayn ku leedahay is-dheelitirkii Xukuumadda, Xeer-dejinta iyo Garsoorka. Qabiilku qayb weyn buu ka qaadataa, OLOLAHA DOORASHADA. Taasaa qayb ka ah tayo xumada maanta la dareemayo.
Maayarka Caasimadda oo ka Warbixiyey natiijada Socdaal wefti uu hoggaaminaya ku tageen Waddanka Sweden
Hargeysa (SLpost)- Wefti uu hogaaminayo Maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo todobaadyadii u dambeeyey socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Sweden ka dib...
Wasiiro iyo Shir-guddoonka Wakiillada Oo Ka Qeybgalay Munaasibad Shirkada HASS Petroleum ay Dab0damis ugu Wareejinaysay Haamaha Shiidalka Berbera (SAWIRRO)
Berbera (SLpost)- Shirkada shidaalka ee HASS Petroleum ayaa gaadhi Dabdamis ah ku wareejisay Haamaha Keydka Shidaalka ee magaalada Berbera. Munaasibad loo qabtay wareejinta gaadhiga dab-demiska...
Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe/Sare ee Somaliland oo La shaaciyey Wakhtiga ay Bilaabmayaan iyo Tirada Ardayda u Fadhiisanaysa
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, ayaa si rasmi ah daboolka uga qaadday Wakhtiga uu bilaabmayo Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Fasallada...
Radio SLpost: Dhegayso Hadallada Masuuliyiintu ka Jeediyeen Munaasibad lagu Dhagax-dhigay Wejiga labaad ee Dhismaha Jidka DAWGA-CAD
Hargeysa (SLpost)- Wasiirrada Madaxtooyadda iyo Waxbarashadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Marwo Samsam Cabdi Aadan oo maanta kormeer ku tagay Dhismaha Jidka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

