HomeNinkii adduunka ugu da’da weynaa Inta La ogyahay oo ku geeriyooday Japan

Ninkii adduunka ugu da’da weynaa Inta La ogyahay oo ku geeriyooday Japan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...
world's oldest woman
Haweenayda Ugu da’da weyn Adduunka

Kyotango (SLpost)- Nin u dhashay dalka Japan oo loo aqoonsanaa ninka ugu da’ weyn aduunka wakhtigan inta laga warhayo, ayaa ku dhintay da’da 116 jir.

Jiroemon Kimura ayaa la sheegay inuu si caadi ah ugu dhintay arbacadii cusbitaanka  Kyotango, Kyoto, sida qoraal xukuumada lagu sheegay.

Bishii December, buuga dhacdooyinka aduunka ee Guinness World Records ayaa lagu qoray in  Mr Kimura noqday ninka ugu da’da weyn aduunka ee la xaqiijiyey.

Ninkaa ayaa la sheegay inuu dhalay todoba caruur ah, halka 14 awoowe u ahaa, 25 kale awoow labaad u ahaa, 13, awoowgii saddexaad.

Mr Kimura ayaa la sheegay inuu dhashay taariikhdu markay ahayd 19 April 1897.

Waxaanu shaqaale ka ahaan jiray xarunta boosaha ilaa hawgab uu ka noqday, isagoo qoyskiisa taageeri jiray ilaa markii da’diisu ahayd 90 jirka.

Ninkaa ayaa loo aqoonsaday ninka ugu cimri dheer aduunka bishi December, markii ninkii ugu horeeyey kaalinta auu geeryooday.

Raysal-wasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa u soo diray muuqaal salaam ah markuu u dabaaldegayey sannadguuradiisii 116aad, 19 bishii April, ee sannadkan.

 Dhinaca kale, haweenay reer Japan ah oo la yidhaahdo  Misao Okawa una dhalatay magaalada Osaka, oo da’deeda tahay 115 ayaa dhaxli doonta kaalinta qofka ugu da’da weyn aduunka ee nool.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories