Hambalyo Meher: Maxamed Aden Nur iyo Farax Axmed
Hooyo Hodan Cabdi Cilmi, Hooyo Aamina Axmed Weris, Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi ), Mahad Kabadheere, Eng Khadar Kabadheere, C/Qani Kabadheere, C/Shakuur Kabadheere, Abuubakar Kabadheere, Cumar Kabadheere, Cismaan Kabadheere, Saado Kabadheere, Khadra Kabadheere, Raxma Kabadheere...
Muniir, Sheekh Aadan-siiro waa la yaqaane, yaa sida madfaca kuu riday? – W/Q: Maxamed Axmed
Waxa dhaygag iyo dhabanno-hays igu dhaliyay war aan abbaaro 04:00 galabnimo ee 13/June/2013-ka ku arkay mareegta Somalilandtoday.com oo nuxurkiisu yahay “Sheekh Aadan Siiro oo...
Xuska Siyaarada Sheekhii Ummadda Soomaaliyeed Sheekh Cali Xaaji Ibraahim Xirsi Oo Maanta Hargeysa Si-weyn Loogu Qabtay
Hargeysa (SLpost)- Xuska Siyaarada Sheekhii Ummadda Soomaaliyeed Sheekh Cali Xaaji Ibraahim Xirsi ayaa maanta si-weyn loogu qabtay magaalada Hargeysa.Xuskan oo ahaa mid aad loosoo...
Runi Laba Kama Wada Qosliso – W.Q: Maxamed Cali
Dimoqraadiyada Somaliland waxay abuurtay in Xukuumada Somaliland xukuumada yar yari ka hoos samaysmeen. Waxa jirta in musheekhda, salaadiinta, cuqaasha, ugaasyada in u mid walba...
‘Ma hadhin hadal la is-yidhaahdaa’ – (Hubaal waa hubaal, hiilna way helaysaa) – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale
“Waa ha hadlin, Oo ha arkin, Oo ha maqlin, Waa habaar, Waa habaar, Waa habkaynu nahee,” Cali sugulle Dun-carbeed, Riwaayaddii Kala-haab, 1966kii. Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Kama qasna. Sida...
Laba Hab; Laba Haad – W/Q: Prof. Cabdisalam Yaasiin
Marka aad raad raacdo taariikhda Somaliland ee la xidhiidha gumaysigii Ingriiska, iyo taariikhda Somalia ee la xidhiidha gumaysigii Talyaaniga iyo gumaysigii Ingiriiska, waxad ogaanaysaa...
Guddida Xalinta Khilaaf-saarka Beelaha Sacad Muuse Oo Go’aano Ka Soo Saartay Shirka dabayaaqada Bishan ugu Qabsoomaya Duleedka Woqooyi ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost) Guddidii is xil qaantay ee u kacday xalinta khilaaf-saarka shirka Beesha Sacad Muuse ee khilaafku ka taagnaa ayaa maanta soo saartay Bayaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

