Mid ka mid ah Raggii Hoggaaminayey Urur-siyasadeedyadii Hadhay oo Maanta Xil looga Magacaabay Dawladda Soomaaliya
Muqdisho (SLpost)- Guddoomiyihii urur-siyaasadeedkii GURMAD ee ka mid ahaa ururradii isu-diiwaangeliyey inay ka qayb-qaataan doorashadii Goleyaasha Deegaanka Somaliland, balse ku hadhay qiimayntii Guddida Diiwaangelinta...
CIYAARAHA GOBALLADA IYO DAREENKEYGA-2 (FINALKA MAROODIJEEX IYO HAWD) – Ahmed Arwo
Waa gabagabadii ciyaariha tartanka goballada. Waxa foodda is daraaya laba gobol oo isku gobal ahaa muddo yar horteed. Dadkooduna weli kala garan la’ yahay...
Cali oo Ka Sheekeeyey Sidii uu uga tagay Xisbiga Kulmiye iyo Saaxiibkiisii Hore ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo uu Sheegay inuu U baahan yahay...
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf, ayaa ka sheekeeyey taariikhdii ay isla mareen madaxweynaha Somaliland...
Wasiirkii Hore ee Ciyaaraha oo Xukuumadda ku booriyey inay Firfircoon ku Debeqdo Hawl-galkeeda nabadeynta Deegaamada Galbeedka dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha Somaliland Cabdi Siciid Faahiye, ayaa Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inay wax ka qabato qul-qulatooyinka Amni...
Xukuumadda Somaliland oo tafaasiil Dheeraad ah ka bixisay Diyaarad Shalay loo Diiday inay soo Cago-dhigato Garoonka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa tafaasiil dheeraad ah ka bixiyey diyaarad maalintii dorraad laga celiyey hawada Somaliland iyada oo isku dayaysay inay fadhiisato garoonka...
Abwaan Huryo: hibo hal-abuur hantiday!
Iyaga iyo Allahoode, waxay yidhaahdeen Nin dhalinyaro ah ayaa xilliyadii 1980-dii waxa uu ka hawlgali jiray mid ka mid ah laamihii dawladda ee xilliyadaas...
Daladda Dhalinyarada ee SONYO oo Xukuumadda u soo Jeediyey Tallaabooyin lagula dagaalamo Tahriibka iyo Tahriibinta
Hargeysa (SLpost)- Dallada Dhalinyarada Heer Qaran ee Jamhuuriyada Soomaaliland ee SONYO ayaa wal-wal iyo walaac xoogleh ka muujisay Tahriibta da’yarta dalku ay ku le’deen...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

