Monthly Archives: June, 2013

spot_imgspot_img

Aqoon Yahan Jiir oo Sheekh Adan Siiro Xaal Ka Siiyay Beentii Laga Sheegay, Canbaareeyeyna Xayiraadii Wargeyska Hubaal

Aqoon Yahan Jaamac Cilmi Jiir Ayaa Si Xaal Siiyay Sheekha Caanka Ah Ee Sheekh Adan Maxamud Xiiray(Sheekh Adan Siiro) oo maalin dhaweyd maamulaha shabakada...

Sacabkii La Tumay Iyo Maqaskii La Tabay! – Qallinkii Cumar Seerbiya

Soomaalidu waxay ku maahmaadaa “hubsiimo halbaa lasiistaa “ oo ay uga jeedaan in layska hubiyo waxkasta intaan lagu dhaqaaqin fulintiisa , waxa kale oo...

Argagixisada la Yidhaahdo Tubaakada – W/Q: Ceelaabe

Wuxuu u balan qaadey Dadka doorashada codkiisa siiya in uu u jebin doono Khamriga. Wuxuu balanqaadey in uu warshadaha ku amri doono in ay...

Maanta Waa goblan! – W/Q: Saddam Carab

Waa duq ilaa lixdan jir ah, waa ta halkan ka ooyaysa. Aad ayaa loogu buuqsan yahay guriga ay ku jirto. Waxa waayeheedu uurxumo iyo...

DIMUQURAADIYAD: Dawlad masuul ah oo dadka matasha (Q3) – W/Q: Ahmed Arwo

Salaan iyo nabadi korkiina ha ahaato. Assalaamu calaykum wa raxmatullaah wa barakaatu. Waa qormadii seddexaad ee geedi-socodka dimuquraadiyadda furan ee adduun weynaha. Ujeedada socdaalkeena taariikheed...

Ciyaaraha Gobolada Somaliland: Bari iyo Galbeed – W/Q: A/Fataax Mohamed

Inkasta oo Tiro badan oo Ciyaaryahano ahi aduunka ay ka soo Qeyb galaan Tartamada caalamiga ah,haddana sida inta badan aynu aragno waxa ku hadha...

Maxaa Sababay in Jeelka Lagu Guro Xulka Gobolka togdheer, Gabilay iyo Hargaysana Oo Dagaal ku Dhex Maray Hotel Mansoorna Aan Waxba Laga Soo...

Waxaan manta qalinka u qaatay in aan si kooban wax uga iftiimiyo wixii ka dhacay tartankii ciyaarha… Waxanu Arkaynaa Cadaalad Darada Joogtada Iyo Aqoondarada Haysata...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img