Monthly Archives: June, 2013

spot_imgspot_img

Maayarka Caasimadda Oo Ballan-qaadyo Mushaharkiisu Ku Jiro Ugu yaboohay Dhismaha Wejiga labaad ee Waddada Isku xidha Hargeysa ilaa Sallaxlay

Hargeysa (SLpost)- Duqa Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) ayaa ku dhawaaqay inay dawlad hoose ahaan diyaar u yihiin ka qayb-qaadashada tabarucaadka waddada Hargeysa...

Kulan-Diimeedka Ugu ballaadhan Bariga Afrika lagu Soo Gunaanaday Magaalada Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Masaajidka Ijtimaaca ee magaalada Hargeysa, ayaa shalay subaxnimadii lagu soo gebo-gabeeyey kulan diimeed ballaadhan oo ay ka soo qayb-galeen Muslimiin lagu qiyaasay...

Dhadhami waayihii dorraad! (Xorriyatul-qawl mise Xabsi-qool?) – Qalinka: Barkhad M. Kaariye

Dhawaaqa ka soo yeedha dalka hooyo marka qofku dibedda ka joogo, waxaad mooddaa in uu ka kulul yahay, kana damaq badan yahay kuwa laga...

Afhayeenka Guddida Qaban-qaabada Shirka Hodaale oo ka Hadlay Warar laga Baahiyey Guddidooda

Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Guddida Qaban-qaabada Shirka Hoodaale ee Beesha Sacad Muuse, Mr Maxamed Cabdi Ismaaciil (Digtoorka), ayaa si adag u beeniyey warar warbaahinta qaarkood...

Ciyaartoy Ruug cadaa ah oo talo u jeedinaya wasaarada ciyaaraha

Ismaaciil  caydiid jumayka oo ka mid ahaa ciyaartogii magaca wayn ku lahaan jiray xulkii qaranka ee wadankii somalia laysku odhan jiray sanadihii sideetamaadkii, ahna somalilander...

Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Ka Xog-warramay Waayihiisii SNM (3)

Qaybtan saddexaad ee taxanaha bandhigga sooyaalka Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland waxa ay si faahfaahsan uga hadlaysaa muddadii uu Maxamuud Xaashi Cabdi...

Gobolka Maroodi-jeex Oo Markii Labaad Oo Xidhiidh Ah Ku Guulaystay Horyaalka Kubada Cagta Gobolada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Kooxda Maroodi Jeex ayaa hantiday markii labaad oo xidhiidh ah koobka kubada cagta ee Gobolada Somaliland, kadib markii ay ciyaartii gunaanadka gool-kulaad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img