Mo Farah oo abaalmarin Qaali ah ka Guuddoomay Qoyska Boqortooyada Ingiriiska
London (SLpost)- Orodyahanka u dhashay Somaliland ee baasaboorka Ingiriiska haysta Mo Farah ayaa shalay lagu gudoonsiiyey abaalmarin aqalka boqortooyada Ingiriiska. Mo farah oo abaalmarintan uu...
Xildhibaanku Kusigiisii Miyuu Luminayaa Hadduu Shaqo Awgeed Mudo Kaga Maqnaado Xildhibaanimada? – W/Q: Ibrahim Ali Adan
Waxaan maalmahan saxaafada Somaliland ku arkaayey, maqaalo odhanaaya xildhibaanadii ka tirsanaa golaha wakiilada SL ee ku biiray xukuumada sida mudane Moahmed Nuur Caraale Duur iyo mudane Cabdicasiis Samaale, hadii shaqadii wasiirnimada ka dhamaanto kuma soo noqon karaan golaha wakiilada!
Somaliland Saddex Gobol Miyaa Iyo Saaxil Oo Qudha? Sool Iyo Sanaag Ma Ku Saayid Baa? Ma Wixii Saraar Ka Sarreeyabaa Caynaba La Siman –...
Waxaan habeen dhowayd ka qaybgalay xuska 26 June oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada Somaliland, waxaan aad u dhegaystay ereyo qiiro lahaa oo uu madasha...
Hyderabad iyo Hablaha Hindiya – W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi
Ma laga helaa gabadh soomaliyeed adigoo ku seexday iyadoo ku balfinaysa hadana aad ku soo toostay iyadoo weli sidii ku balfineysa. Waa baarinimo laga...
ILA JIR ANAASE ISKA LE Qalinkii Liibaan Xaji fagadhe
Akhriste waa qormooyinkeenii hogol tusaaleynta ahaa oo aan maanta kaga hadli doono dulmiga ka jira somaliland waa hadolo qoyan oo qasriga madaxtooyada uu siilaanyo...
Wasiirka Cusub ee Warfaafinta oo Tacsi u diraya Xildhibaan Cabdicasiis SISTO oo Aabihii Maanta Ku Geeriyooday Hargeysa
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, wacyi-gelinta iyo dhaqanka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu tacsi u Dirayaa Xildhibaan Cabdicasiis Aadan Habane...
Taariikhda Webiga Niilka Iyo Dalalka Uu Maro – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Niilka cadi wuxuu ka soo bilaabmaa dhawr meelood oo ay ka mid tahay buuraha silsilda ah ee dalka Ruwaanda, dhulka taaga ah ee Burundi, Harada figtooriya ee yugaandha, qaybo ka mid ah dhulka Tansaaniya iyo weliba meelo ka mid ah dalka Koongo. Webiga niilka cad waa webiga ugu biyaha badan uguna dheer. Wuxuu ku darsamaa harooyinka Albert iyo Edward markaasuu u soo dhaqaaqaa
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

