Monthly Archives: June, 2013

spot_imgspot_img

“Ardey Ayaan ku idhi waar Warqadaasi Casharka ah ee lagu soo tuurey Banaanka Yaa leh wuxuuna iigu Jawaabey waa laga Dhameystey” – W/Q: Cabdifataax...

Markasta oo Somaliland Imtixaan Heer caalami ahi ka dhacaayo ama la soo gaadho Sannad dugsiyeedka dhamaanaya waxa la Maqlaa Arimo badan oo la xidhiidha...

Huqda iyo Hubaal – W/Q: Maxamed Xasan Daacad

Waa subaxnimadii arbcaad, 14/04/2013 waxa aan sidii caadada ahayd aan ku soo jarmaaday dhinaca suuqa hoose ,gaar ahaan faras-maagalaha ama hadaan si kale u...

Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha oo si Rasmi ah Xilka ugala Wareegay Wasiirkii Hore ee Wasaaraddaas iyo Nuxurka Khudbadihii ay jeediyeen

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa maanta si rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi ugala Wareegay Wasiirkii hore ee...

Habeen Xusuus Leh Iyo Xul Kale Oo Kamid Ah Suugaanta Weedhsame (GABAYGA DHUFAAN)

Habeen buu ahaa qof kasta oo madashan qurxoon fadhiyay kalidii si gaar ah naftiisa u weydiinayay su’aalo badan oo ay keenayeen suugaanta abwaankii ay...

Qiimeyn Guud Tartankii Ciyaaraha-3 – W/Q: Axmed Carwo

Waxa inaga soo dhexgashay qiimeyntan ooy ahayd inaan mar hore sameeyo damaashadkii iyo mashxaradii cadada inoo ahayd kolka cid cusub la magacaabo. Waa dabeecad...

SONYO Oo Culimada Hargeysa Kala Hadashay Qaabka Ugu Haboon Ee loo Joojin Karo Tahriibta Dhalinyarada Dalka

Hargeysa (SLpost)- Dallada dhalinyaradda Somaliland ee SONYO ayaa kulan wada-tashi iyo baraarujin ah la yeelatey in ka badan 100-xubnood oo ka mid ah culimada...

‘XIL-DHIBAAN’: XIL-MA-DHAAD XIL-MA-QAAD (Dhafan-dhaaf sheekada: Ii dhiib an kuu dhiibee… I dhigo aan ku dhigtee) – Qalinka: Boobe Y. Ducaale

“Muskii Baarlamaannada markaan, meel isugu geynay, Madaxweynayaal iyo markii, Minister loo doortay, Maskaxdii wacneyd iyo dadkii, meel u wada jeeday, Nimankii mel-melay waa kuwii, maalay keligoode, Hadday maalintii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img