JU-JUUB (GABAY)- W/C: Cabdirisaaq Maxamed (Oday)
Gabaygan waxa la yidhaa JU-JUUB, wuxuuna Jawaab u yahay cid kasta oo u haysta inuu qarankani ku dhisanyahay Dhalanteed kuna yimid Caadifad, wuxuuna soo...
HURGUMO (GABAY)- W/C: Xiis Maxamed Cilmi (Shanfool)
Gabaygan Waxaa La Yidhaahdaa Hurgumo Waxaa Curiyay Abwaanka Da.Da Yar Ee Xiis Maxamed Cilmi (Shanfool) Gabaygan Hurgumo Wuxuu Ka Hadlayaa Taariikhda Halgankii Dib U...
Dhawaaq lagaga deyriyey Halista Cudurka Dabaysha (Polio) oo ka Dillaacay Soomaaliya iyo Hawl-gallada ka hortagga Tallaalka oo dalkaas ka bilaabmay
Muqdisho (SLpost)- Cudurka Dabaysha, ayaa laga xaqiijiyey inuu ka dillaacay dhammaan gobollada Soomaaliya, lix sanno ka dib markii la xaqiijiyey in cudurka laga dabar-tiray...
“Xeerka Anshaxu wuu ka fulayaa dhinaca Xukuumadda ee Ha ka fulo dhinaca Saxaafadda”
Hargeysa (SLpost)- Wasiir Ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa saxaafada dalka ku booriyay inay ilaaliyaan sharciyadda dalka...
Wasiir Raygal oo ka hadlay u diyaar-garowga Ciyaaraha Goboladda
Hargeysa (SLPOST)-Wasiirka wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha Md. Cali Siciid Raygal ayaa sheegay in Tartanka ciyaaraha Gobolada Dalka ee sanadkan oo ay ka qayb qaadanayaan...
Somaliland: Wasaaraddo Wada Jir u qabanaya Shir Ku saabsan Qorshe dhaqaale abuur ah
Hargaysa (SLpost) Xukuumada Somaliland ayaa daboolka ka qaaday in ay qabanayso shir balaadhan oo heer qaran, kaasi oo lagaga arrinsanayo shaqo abuurka gaar ahaana...
Daawo – Askari ka soo laabtay Hawl-gallada Ciidamada Ingiriiska ee Afgaanistaan oo lagu Dilay Badhtamaha London
Somalilandpost.net London/UK
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

