Taariikh-nololeedkii Sh. Cali Xaaji Ibraahim Xirsi – HORDHAC + Q.1aad ~ W/Q: C/raxmaan A. Koosaar
Bismilaahi Raxmaani Raxiim, ilaahay baa leh Mahad dhammaanteed iyo shukriba ilaaha swt ku gaar yeela cidduu doono ee adoomihiisa ka mida Hibooyinka sare & Deeqaha waawayn ee siiya qofkuu doono Asraar Qarsoon & tu muuqataba ee Awliyadiisa u arooriya ilaha Deeqda & sharafta Badan,naxariiis & nabad gelyona kor kiisa ha ahaato khalqiga Ilaahay oo dhan kii u khayrka badnaa sayidkeenii Muxammad csw isaga & E
Midowga yurub oo somaliland ku casuumey shirkooda ka dhicidoona dalka Biljika
Hargeysa (SLpost)Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay xarunta qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay Safiirka midowga Yurub u qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya Michele...
OGEYSIIS: Maalinta Suugaanta iyo Dhaqanka Soomaalida ee Magaalada GOTENBERG, Iswiidhan, 01.06.2013
Dhammaan dadweynaha ku hadla afka Soomaaliga iyo inta xiisaysa afka iyo dhaqanka Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Göteborg iyo agagaarkeedaba waxa la ogeysiinayaa in...
Somaliland oo ka mid noqotay waddamada ugu nabadda badan caalamka, caan-na ku noqotay ilaalinta nabadda iyo ka hortaga argagaxisada – W/Q: Farhan Mohamed Hassan...
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan umada reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan iyo bahda saxaafada ee ku hawlan siday cidkasta oo somaliland ah u...
Hadallada aan miisaanayn ee masuuliyiinta dalka Somaliya, waa kuwo aan ka gadmayn garashana ka dheertahay – W/Q: C/raxmaan Cali Nuur (Bulshaawi)
Waxaa 18 may 2013 ay Somaliland u dabaaldagtay dib ula soo noqoshadeedii dal ahaaneed kadib markii ay hore ula midawday dalka somaliya taas oo...
Deg-degga iyo Dadkeena – W/Q: Ceelaabe
Inta badan dadkeenu waxa ay isku dhaliilaan in aynu nahay dad si sharciga ka baxsan wax u raadiya.Inta qof wax baalmarsan ama iska dhaafey...
Oklahoma: Duufaantii ugu khasaaraha Badneyd ee 20-sanno ku dhacda Maraykanka iyo Tirada Dhimashada oo sii Kordhaysa (DAAWO)
Oklahoma (SLpost)- Duufaanno wata dabaylo xoog badan oo ku dhuftay gobolka Oklahoma oo ku yaala Koonfur-Galbeedka Mareykanka ayaa sababtay ilaa imika inta la ogyahay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

