HomeWasiir Raygal oo ka hadlay u diyaar-garowga Ciyaaraha Goboladda

Wasiir Raygal oo ka hadlay u diyaar-garowga Ciyaaraha Goboladda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLPOST)-Wasiirka wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha Md. Cali Siciid Raygal ayaa sheegay in Tartanka ciyaaraha Gobolada Dalka ee sanadkan oo ay ka qayb qaadanayaan dhammaan Gobalada dalku uu ka dhici Doono caasimada dalka mudadii hore loogu cayimay ee 2-da bisha soo socota ee June.

Wasiirka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in tartanka ciyaaraha Gobolada oo ay ka qayb qaadanayaan 13ka Gobol ee Dalku ay wasaaradu u diyaar garawday sidii ay si habsami ah ugu Qabsoomi lahaayeen, waxaana wasiirku Shacbiga ku dhaqan caasimada Hargaysa ugu baaqay in ay si mugleh uga qayb qaataan soo dhaweynta kooxaha ciyaartoyga ah ee ka kala imanaya Gobolada Dalka oo caasimadu ay marti galinayso.

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaruhu waxa uu in taa ku daray in Gobolada looga baahanyahay in ay dhinacooda ka soo tabaabusheeyaan kooxaha ciyaartoyga ah ee Gboladooda uga qayb qaadanayan tartanka ciyaaraha gobolada si waqtiga ku haboon ay u soo gaadhaan caasimada Hargaysa ee ciyaaruhu ka dhacayaan, si aan dib u dhac ugu iman.

somalilandpost.netwasiirka-ciyaaraha-300x225

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories