Monthly Archives: May, 2013

spot_imgspot_img

Khilaaf ka dhex Taagnaa Xulka Kubadda Cagta Togdheer oo Xalkiisu Galaaftay Maamulkii Heer gobol ee Wasaaradda Ciyaaraha

Burco (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Cali Siciid Raygal iyo Wefti uu hoggaaminayo oo shalay socdaal ku tagay xarunta gobolka Togdheer ee magaalada Burco, ayaa...

OGEYSIIS: Xaflada Soo Dhawaynta Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Seattle

Waxaa Dhamaan la ogaysiinayaa Jaaliyada  Reer Somaliland ee Ku nool Gobolka Washington. In Gudoomiyaha xisbiga kulmiya Muj. Muuse Biixi Cabdi. Uu imanayo Magaalada Seattle, WA. Halkaasna uu...

Gantaal Laga Ganay Koonfurta Lubnaan oo ku habsaday Gudaha Israa’iil

Hargeisa (SLpost)- Gantaal ilaa hadda aan la xaqiijin cida soo riday, ayaa ku qarxay deegaanada dhinaca woqooyi ee wadanka Israa’iil. Wararka laga helayo dadka degan...

Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiillada oo Abaabulka Cambaareyn loo jeediyey ku eedeeyey Sarkaal Wasaaradda Daakhiliga ka tirsan

Hargeysa (SLpost)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada MCali Aw Yuusuf Axmed, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war lagu baahiyey saxaafadda qaarkeed, kaas...

Qul-qulatooyinka Ammaan ee Soo-galootigu ka Fulinayaan Dalka UK oo Soo Kordhaya iyo Laba Nin oo loo Qabtay Afduub diyaaradeed

London (SLPost)- Laba nin ayaa lagu eedeeyey inay halis geliyeen diyaarad ka dib markii laga leexiyey garoon diyaaradeed oo ku yaala Ingiriiska oo ay...

Waddan Muslimiinta ku Nool Gumaad lagu hayo oo lagu Amray inaanay Dhali-Karin Wax ka badan Laba Carruur ah

Yangon (SLPost)- Muslimiinta ku nool gobolka Rakhine ee dalka Myanmar, ayaa lagu soo rogay amar ah inaanay dhalikarin wax ka badan laba caruur keliya,...

Wasiir Duur Oo La Filayo Berri Inuu Safar Ku Yimaado Gabiley+Dib U Dhiga Kal-Fadhigii Golaha Deegaanka + Dareeenada Ku Gedaaman

Gabiley (SLpost)- Wasiirka wasaarada arimaha gudaha mudane maxamed nuur caraale ( Duur), ayaa la filayaa inuu safar ku yimaado magaalada gabiley isagoo haatan ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img