HomeWasiir Duur Oo La Filayo Berri Inuu Safar Ku Yimaado Gabiley+Dib U...

Wasiir Duur Oo La Filayo Berri Inuu Safar Ku Yimaado Gabiley+Dib U Dhiga Kal-Fadhigii Golaha Deegaanka + Dareeenada Ku Gedaaman

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Gabiley (SLpost)- Wasiirka wasaarada arimaha gudaha mudane maxamed nuur caraale ( Duur), ayaa la filayaa inuu safar ku yimaado magaalada gabiley isagoo haatan ku sugan magaalada borame lama oga ujeedada rasmiga ah ee socdaalka wasiirka  hasayeeshee waxuu socdaalkani dib u dhigay sida la sheegay kalfadhigii caadiga ahaa ee golaha deegaanka gabiley yeelan lahaayeen oo berri ku beegnaa.

fadhigan golaha deegaanka ayaa ahaa mid todobaadadii u dambeeyayba si wayn looga hadalhayay  magaalada gabiley  wallow aanu ahayn fadhi xilka lagaga qaadayo hogaanka golaha hadana waxaa lagaga arinsanayay fadeexado iyo fashilaado siyaasiya oo dul hoganaya hogaanka golaha deegaanka gabiley islamarkaana ay kaga arinsanayeen golaha deegaanku waxa laga yeelayo.
Socdaalkan wasiir duur ku imanayo berri magaalada gabiley inkastoo aan la shaacin ujeedadiisa hadana waxay dadweynaha reer Gabiley isweydiinayaan “Wasiir Duur markuu Borame tegay wadooyin iyo waxqabad ayuu xadhiga ka jaree talow gabiley ma waxuu xadhiga ka jari birtan argagixsada la iskaga dhigo ee dawlada hoose lagu soo kordhiyay’ taasi oo ah waxa kaliya ee maayarka hadu ku soo kordhiyay dawlada hoose birtaa iyo dabdamis uu soo jeediyay inay ganacsatadu ka soo bixiyaan iyo cagaf bajaaj yar
Si kastaba ha ahaatee walow xildhibaanada qaar qabaan inaanu socdaalka wasiirku baajin karin kalfadhigooda hadana waxaa laga dhursugayaa socdaalka wasiir duur iyo waxuu  ka yidhaa xaalada golaha deegaanka Gabiley ee cakiran iyo hogaankoodan fool daranhabaabey.

Weriye: Cabdikariim Muxumed Cadde(Gabiley)

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories