Monthly Archives: May, 2013

spot_imgspot_img

“Qofka Diinta Kiristaanka fidinaya waa qof ka soo hor-jeeda Diinta Islaamka…Qofka Soomaali-wayn fidinayana waa qof ka soo hor-jeeda gooni isu-taaga Somaliland”

Australia (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Qofka Somaliland u dhashay ee raadinaya ama aaminsan mabda’a Soomaali weyn...

Wefti Uu Hoggaaminayo Maayarka Hargeysa Oo La Filayo Inay Berri Gaadhaan Stockholm

Addis Ababa (SLpost)- Weftigii uu hoggaaminayay Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa la filayaa inay maalinta Berri abaaro 7:00 Subaxnimo...

Wasiir Xirsi: Waayihiisii Xornimada S/Land Kaddib iyo Wakhtigii Komishanka – Qaybta 3aad

Kolkii ay dhammaadeen hawl-galladii dib-u-xoreynta qaran waddankuna la soo laabtay gobannimadiisa, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa uu ka mid noqday halgamayaashii...

Dhiilladda Soomaaliya Iyo Dhawaaqa Xajiinta Leh Ee Dhaawacay Miiskii Wada Xaajoodka

25 May 2013-kii Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa hor tagay fadhigii Golaha Guurtidda, waxa uu daboolka ka qaaday inay Somaliland...

Somaliland oo ka hadashay Qorshaha uga Yaala Xafiisyada QM oo Muqdisho loo rarayo iyo muhiimadda ay ka lahayd Wada-hadallada Somaliya

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha Debadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, ayaa tallaabo meel ka dhac ku ah Madax-bannaanida Somaliland ku tilmaamay qorshe la...

DHEGAYSO: Khudbaddii Jimcaha ee SH. Aadan-Siiro ka jeediyey Masjidka uu Khaddiibka ka yahay

Halkan ka dhegayso Khudbaddii Jimcaha ee  Sh. Aadan Xaaji Maxamuud ka jeediyey Masjidka uu Khaddiibka ka yahay ee Magaalada Hargeysa   Ku dhegayso Mobile  

Guddoomiyaha Jaliyadda Somaliland ee dalka Turkeyga oo hambalyo u diray shacabka

Istanbuul (SLpost) Guddomiyaha jaliyadda s/land ee dalka turkeyga Saed Adam Dahir ayaa qoraal uu soo gaadhsiiyay maanta shebekadda Calamiga ah ee ramsimedia.net. ayaa waxa uu u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img