Monthly Archives: May, 2013

spot_imgspot_img

Ma Anigaan wax dhaadayn! – W/Q: Boobe Yuusuf Ducaale

“Miyaan dheelalaysnahay,  Mise waan dhadhabayaa,  Dhammaan guulahaygii,  Riyo iyo ma dholol baa,  Ma dhibaad nin bixiyaa,  Ma runtaan dhacdo ahayn,  Dhagax-tuur ma been baa,  Labadii dharaarood,  Mee ninkii is-dhinac sudhay,  Miyaan daayay dhagartii,  Mise...

Somaliland: Administration Re-negotiating Etiquettes of Engagement with the UN

“Despite lengthily cooperation with the United Nations Organization, recent events necessitate current re-negotiation of relations” This was informed by the Somaliland foreign minister Dr Mohamed...

Kenya: Koronto la’aan Baahsan oo soo Wejahday Dalka Ugu Dhaqaalaha Badan Bariga Afrika iyo Sababta Keentay

Nairobi (SLpost)- Koronto la’aan ayaa maanta soo waajahday qaybo badan oo ka mid ah dalka ah Kenya oo lagu tilmaamo dalka ugu dhaqaalaha Badan...

SOMALILAND: Tartan loo shaaciyey Buuxinta Jagada Maareeyaha Wakaaladda Korontada Hargeysa oo weli Natiijadiisu laalan tahay iyo Xog-warranka Xaaladda Wakhtigan ee Hay’addaas

Hargeysa (SLpost)- Wakaaladda Korontada Dawladda ee magaalada Hargeysa, ayaan weli loo soo magacaabin maareeye Cusub, ka dib markii Maareeyihii hay’addaas oo digreeto madaxweyne ku...

Somaliland: The Brave Move Of Professor Ahmed I. Samatar

The Professor’s upcoming visit to Somaliland is suspicious. Professor Ahmed Ismail Samatar’s sudden change of heart warrants discussion. The professor was a staunch supporter...

Nin Dhalasho ahaan Somaliland ka soo Jeeda oo loo doortay Maayarka Degmo London ka tirsan iyo Ballan-qaadkiisa Ictiraaf-raadinta (DAAWO)

London  (SLpost)- Maxamuud Cabdillaahi Aadan oo ka mid ahaa Xildhibaanada Golaha Degaanka ee laga soo doortay degmada Southwark, dhalasho ahaana ka soo jeeda Somaliland,...

Dawladda Soomaaliya oo Midowga Afrika uga Cabatay Ciidamada Kenya ee Dalkeeda Ku sugan

Hargeysa (SLpost)- Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa cabasho xoogan ka muujisay hab-dhaqanka ciidamada Kenya ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img