HomeKhilaaf ka dhex Taagnaa Xulka Kubadda Cagta Togdheer oo Xalkiisu Galaaftay Maamulkii...

Khilaaf ka dhex Taagnaa Xulka Kubadda Cagta Togdheer oo Xalkiisu Galaaftay Maamulkii Heer gobol ee Wasaaradda Ciyaaraha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

BurcoBurco (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Cali Siciid Raygal iyo Wefti uu hoggaaminayo oo shalay socdaal ku tagay xarunta gobolka Togdheer ee magaalada Burco, ayaa soo afjaray khilaaf xaasaasiya oo ka dhashay habka loo maamulay xulashada tiimka kubadda Cagta ee gobolkaas u metalaya tartanka ciyaaraha gobollada oo 2-da bisha June ka furaya magaalada Hargeysa.

Wasiirka Dalxiiska Iyo Ciyaaraha Cali Siciid Raygal oo ay Weheliyaan Madaxa Xafiiska Siyaasadda ee Madaxtooyada Bashiir Cabdi Xariir, Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Cadaaladda Axmed Cilmi (Ilkacase) Iyo Maxamed Muuse X Cabdi, ayaa habeen hore socdaal ku tagay xarunta gobolka Togdheer ee Burco, waxaanay Kulamo la qaateen Dhalinyaro cabasho ka muujiyey habka loo maamulay xulashada ciyaartoyga.

Gudoomiyaha gobolka Togdheer Axmed Cumar X Cabdilaahi (Xamarji) iyo Xubnaha Weftiga xukuumadda, ayaa si wada-jir ah kulan ula qaatay Dhamaan Shaqaalaha Wasaarada  Ciyaaaraha ee gobolka Togdheer Iyo labada garab ee Xulka Ciyaartoyga Kubada Cagta u kala jabay, kuwaas oo ka dib, dood iyo gar-qaad masuuliyiintu ka dhegaysatay maamulka heer gobol ee wasaaradda iyo dhalinyarada tabashadooda la dareemay, masuuliyadda khilaafkaas dusha loo saaray isla markaana shaqada lagaga fadhiisiyey maamulkii wasaaradda ee gobolka, arrintaas oo soo af-jartay khilaafaadkaas, waxaanay laysku af-gartay in dhammaan ciyaartoygu ka qayb-gali doonaan tartanka kubadda Cagta ee ay gobolka Togdheer u meteli doonaan.

Weftigu waxay heshiisiiyeen dhammaan ciyaartoygii gobolka kuwaasi oo si wada jir ah iyagoo isu calool fayow Arbacada u soo ambo-bixi doona magaalada Hargeysa oo tartanka ciyaaraha goboladdu ka furmi doonaan.

Somalilandpost.net

News Desk

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories